Wasaaraddda gaashaandhiga Maraykanka oo sheegtay in ciidamada Ruushka ay si dhamaystiran uga baxeen magaalada Kyiv
Khamiis: April 7, 2022 Wasaaraddda gaashaandhiga Maraykanka ayaa sheegtay in ciidamada Ruushka ay si dhamaystiran uga baxeen magaalada...
Somaliland oo kala hadashay Q.M iyo Miowga Yurub dabkii khasaaraha geystay ee ka kacay suuqa Waaheen
Khamiis: April 7, 2022 Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland,wuxuu shir gudoomiyey shir ay isugu yimaadeen Gudida heer Qaran...
Lafta gareen oo shir looga hadlayay doorashada la qaatay xildhibaanada laga soo doortay Koofur Galbeed
Khamiis: April 7, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Furay Shirka Wadatashiga Arimaha...
Cunaqabataynada Mareykanka ee ka dhanka ah Ruushka oo ku jiraan laba bartilmaameed oo cusub: Gabadhaha madaxweyne Vladimir Putin
Khamiis: April 7, 2022 Wareegii ugu dambeeyey ee cunaqabataynada Mareykanka ee ka dhanka ah Ruushka ayaa waxaa ku...
Gaari La sheegay inuu Qaraxyo Ku Raranyihiin oo Gudaha Ugalay Madaxtooya iyo Shaki Xoogan oo ka Taagan Madaxtooyada
Khamiis: April 7, 2022 Gaari la sheegay inuu watay nin la dhashay Marwada koowaad ayaa markii uu sii...
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo Si Cajiib ah uga Hadlay Ceyrintii Faransisco Madera
Khamiis: April 7, 2022 Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa Sidaan ku Daabacay Facebokiisa: Ugu yaraan 3 safiir oo Qaramada...
Maxamed Mursal “Koofur Galbeed oo maqan Baarlamaan ma jiro”
Khamiis: April 7, 2022 Guddoomiyahii Golaha Shacabka Baarlamaankii 10-aad Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay Xaaladda dalka...
Ciidamada Booliiska oo dilay nin toogtay Askari ka tirsanaa Minishiibiyadda
Khamiis: April 7, 2022 Taliska Ciidanka Booliska ayaa sheegay in toogtay nin dil u geystay Askari ka tirsan...
Rooble oo dalka ka eryay wakiilka Midowga Afrika ee Francisco Madeira
Khamiis: April 7, 2022 Warqad kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa go,aan loogu gaaray in dalka laga...
Farmaajo oo ka horyimid go’aankii Rooble uu dalka kaga eryay Danjire Francisco Madeira
Khamiis: April 7, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray qoraal uu kaga soo horjeestay warka...