Wasiirka Amniga “Farmaajo wuxuu wadaa qorshooyin dalka qatar ku ah maadama uu difaacay ceyrintii Francisco Madeira
Axad: April 10, 2022 Cabdullaahi Maxamed Nuur Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay in uu...
13 muhaajiriin ah oo meydkooda laga helay xeebaha Tunisia
Axad: April 10, 2022 Mas’uuliyiinta waddanka Tunisia ayaa Sabtidii soo saaray meydadka 13 tahriibayaal ah oo ay ku...
Howlgal lagu burburiyay Gaari qarax siday & Xiisad ka taagan G/Mudug
Axad: April 10, 2022 Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo howlgal qorsheysan ay ka fuliyay deegaan dhaca koofurta Gobolka Mudug,...
193 mudane oo ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka oo qaatay shahaadada xildhibaannimo
Axad: April 10, 2022 Guddiga doorashada heer Federaal ayaa soo saaray liiska mudaneyaasha ka tirsan baarlamaanka 11-aad ee...
Midowga Musharaxiinta oo jawaab culus ka bixiyey go’aankii Midowga Afrika ee maanta
Sabti: April 9, 2022 Ayadoo maanta Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat uu ku gacan seyray...
Ruushka oo sheegay inuu burburiyay Keydkii Hubka Ukraine
Sabti: April 9, 2022 Dagaalka ciidamada Ruushka ay ku qadeen dalka Ukraine, ayaa galay maalintii 45-aad maanta...
Imran Khan “ Ma aqoonsan doono dowlad kale haddii la igu eryo codka kalsoonida
Sabti: April 9, 2022 Baarlamaanka dalka Pakistan ayaa maanta lagu wadaa in uu codka kalsoonida u qaado...
Jeneraal Alexander Dvornikov oo loo magacaabay Hogaamiyaha Ciidamada Ruushka ee dagaalka Ukraine
Sabti: April 9, 2022 Jeneraal Alexander Dvornikov ayaa loo magacaabay taliyaha cusub ee dagaalka ee Ruushka sida...
Ra’iisul wasaaraha Pakistan, Imran Khan oo ka dhursugaya kulanka baarlamaanka
Sabti: April 9, 2022 Baarlamaanka Pakistan ayaanan weli qaban codka kalsoonida ee uu u qaadayay ra’iisul wasaare...
Ra’iisul wasaaraha Britain Boris Johnson oo booqasho ku tagay magaalada Kyiv ee caasimadda Ukraine
Sabti: April 9, 2022 Ra’iisul wasaaraha Britain, Boris Johnson, ayaa noqday hogaamiyihii ugu dambeeyay ee reer Yurub...