Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe
Axad:: April 17, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda...
Guddiga doorashooyinka Guddoonka Golaha Shacabka oo guddoon doortay
Waxaa Maanta kulankii uu horreeyay magaalada Muqdisho ku yeeshay Guddiga doorashooyinka Guddoonka golaha Shacabka, iyaga oo maanta doortay...
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal & Xubno kale oo gaaray Kismaayo
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf, kuxogeenkiisa iyo Xubno kale oo kamid ah Guddiga ayaa waxaa...
Galmudug & Puntland oo heshiis ka gaaray dil ka dhacay Gaalkacyo
Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo ee Puntland Eng Maxamud Cabdinuur Aaden , iyo dhigiiisa Galmudug Cabdiraxman Shiikh xasan , Odayaasha...
Farmaajo Oo Lakulmay Labada Gudoon KMG ah Ee Baarlamaanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Guddoomiyeyaasha kumeel gaarka ah...
Garyaqaanka guud ee dowladda” waa In maxkamadda sare aqbasho go’aankii guddiga FEIT ee hakinta kursigan HOP086″
Garyaqaanka Guud ee dawladda Soomaaliya ayaa Jawaab-celin ka kooban 5 bog u diray Maxkamadda Sare ee dalka, taas...
Xaadoole oo ku guuleystay doorashada kursiga Hop 106
Korneel Cusmaan Xaadoole oo Ka mid ahaa saraakiisha xooga dalka ayaa ka mid noqday Xildhibaanada golaha Shacabka ka...
Guddiga doorashada guddoonka Aqalka Sare oo Gudoomiye iska dhex doortay
Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Golaha Aqalka Sare ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad waxayna doorteen Guddoon. Senator Aadan Cabdinaasir...
Rabshado ka dhashay nin doonayay inuu gubo kitaabka Qu’raanka oo ka dhacay Sweden
Sabti: April 16, 2022 Dibadbaxayo looga soo horjeeday kooxda midigta-fog oo doonaysay inay Qur’aan-ka Kariimka ah ku gubaan...
Ruushka oo dalkiisa ka mamnuucay ra’iisal wasaarana Uk, Boris Johnson
Sabti: April 16, 2022 Ruushka ayaa dalkiisa ka mamnuucay Ra’iisul Wasaare Boris Johnson iyo wasiirro kale inay soo...