Khamiis uu xiran jiray Nabi Muxamad NNKH” oo lagu soo bandhigay
Isniin: April 25, 2022\ Khamiis la sheegay inuu xiran jiray Nabi Muxamad NNKH, taas oo ay xafideen qaraabada...
Xubnihii kusoo baxay 16-kii kursi ee taalay Garbahaarey oo la guddoonsiiyay shahaadada Xildhibaanimo
Isniin: April 25, 2022\ Xubno ka mid ah Guddiga doorashooyinka ee FEIT ayaa shahaadada Xildhibaanimo guddoonsiiyay xildhibaano shalay...
Meydka Mwai Kibaki oo loo soo bandhigayo dadweynaha si ay u daawadan
Isniin: April 25, 2022\ Baroor diiqayaal ayaa isugu soo baxay xarunta baarlamaanka Kenya si ay u daawadaan meydka...
Farmaajo oo hambalyo u diray Emmanuel Macron
Isniin: April 25, 2022\ Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa uu fariin hambalyo ah u diray dhiggiisa dalka...
Dagaalo sababay dhimashada dad badan oo raiyd ah oo ka socda G/Darfuur
Isniin: April 25, 2022\ Hay’adaha gargaarka ee dalka Sudan ayaa ku warramaya in dad badan oo rayid ah...
TPLF oo Digniin Adag Udirtay Dowlada Itoobiya
Isniin: April 25, 2022\ Hogaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael ayaa Dowlada Itoobiya ku eedeeyey iney xanibaad iyo cuno qabateyn...
Wasiirka Batroolka & Macdanta XFS oo maanta hortagayo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Qaranka
Isniin: April 25, 2022\ Maanta waxaa la filayaa in Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka uu hortago Wasiirka Wasaaradda Batroolka...
Wasiir Beyle oo shir muhiim ah uga qeyb galay Mareykanka
Axad: April 24, 2022 Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Washinton DC, kaga...
Kulankii afurka Jaaliyada Zwolle [Sawirro]
Axad, 24 April [Qaranimo Online] Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada Zwolle & Magaalooyinka ku dhow dhow ayaa...
Howgalka Midowga Afrika ee ATMIS oo soo saaray war-saxaafadeed ay ku shaaciyeen bandow ay ku soo rogayaan xerada Xalane
Axad: April 24, 2022 Howgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay ku shaaciyeen bandow ay...