xubno ka tirsan Al-Shabaab oo qorshaynayay inay weerraro ka gaystaan Itoobiya oo la xiray
Axad: April 24, 2022 Hay’adda sirdoonka iyo ammaanka qaranka ee waddanka Itoobiya ayaa sheegtay inay xirtay 34 qof...
Ukraine oo ku hanjabtay inay ka baxayso wadaxaajoodkii Ruushka hadii ay ku dhaqaaqaan tallaabada laga cabsi qabo
Axad: April 24, 2022 Madaxweynaha waddanka Ukraine, Volodymyr Zelenesky, ayaa markale ku adkaystay in Kyiv ay isaga bixi...
Baaqyo lagu joojinayo dagaalka ka socda Mariupol
Axad: April 24, 2022 Qaramada Midoobay iyo Laanqayrta Cas ayaa labaduba ku baaqay in si degdeg ah loo...
Xaaladda Abaarta Somaliland oo laga deyriyey
Axad: April 24, 2022 Gudoomiyaha guddiga gurmadka abaaraha ee Jamhuuriya goonni isutaageeda ku dhawaaqday ee Somaliland ayaa maanta...
Dowladda Cummaan oo sheegtay in ay gacan ka geysatay sidii loo sii deyn lahaa 14 ajaaniib ah oo lagu haystay caasimadda Yemen
Axad: April 24, 2022 Dowladda Cummaan ayaa sheegtay in ay gacan ka geysatay sidii loo sii deyn lahaa...
Tahriibayaal Afrikaan oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tuunisiya
Axad: April 24, 2022 Mas’uuliyiinta ka tirsan dowladda Tunisia ayaa sheegay in 27 qof oo tahriibayaal ah hadda...
Kooxa Jihaad doon ah oo weeraray Saldhigyo Militari oo Mali ku yaalla
Axad: April 24, 2022 Kooxo looga shakisan yahay inay yihiin jihaad doon ayaa weerarro isdaba joog ah ku...
Tahriibayaal ku dhintay doon kula degtay xeebaha Lubnaan
Axad: April 24, 2022 Dowladda Libnaan ayaa sheegtay in ugu yaraan 6 qof oo tahriibayaal ah ay badda...
Suldaan C/raxmaan Muxummed Carab oo Jigjiga lagu aasay
Axad: April 24, 2022 \Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Jigjiga lagu aasay marxuum Suldaan C/raxmaan Muxummed Carab...
Qarax lagu soo Xiray Gaari Cabdibile ah oo ka Dhex Dhacay Saldhig boolis
Axad: April 24, 2022 Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay qarax...