Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Switzerland
Talaado: April 26, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Geneva kula kulmay xubno ka...
Axmed Madoobe oo la kulmay Guddiyada FEIT & SEIT
Talaado: April 26, 2022 Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam {Madoobe}, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku marti qaaday Guddiyada...
RW Rooble “Waxaan uga digayaa guddoonka la dooran doono ee labada gole in aysan hareermarin sharciga iyaga oo ujeedo shaqsi ah raadinaya
Talaado: April 26, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan dalka Switzerland ayaa kulan...
Puntland oo xukuno ku riday dhalinyaro & Kuwo ka ganacsan jiray mandooriyaha
Talaado: April 26, 2022 Maxkamadda Darajada 1-aad ee Gobolka Nugaal ee Puntlan ayaa maanta xukun ku riday dhalinyaro...
Madaxweyne ku-xigeenka ahna Kusimaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Axmed Karaash oo ku wajahan Gaalkacyo
Talaado: April 26, 2022 Madaxweyne ku-xigeenka ahna Kusimaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa lagu...
Khilaafka u dhexeeya Deni iyo Axmed Karaash oo meel adag gaaray
Talaado: April 26, 2022 Khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullahi Deni iyo kuxigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash...
Wasiirka Amniga Soomaaliya oo eedeyn kulul u jeediyay taliye Xijaar
Talaado: April 26, 2022 Wasiirka Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Soomaaliya Cabdulaahi Maxamed nuur ayaa si caro leh...
Ruushka oo ka digaya khatarta dagaal ballaaran oo aan horay loo arag
Talaado: April 26, 2022 Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa sheegay in hubka reer galbeedka ee...
Xildhibaan Cabdirisaaq: Shaqaalaha Baarlamaanka ayaa lagu qasbay inay baneeyaan Villa Hargaysa
Talaado: April 26, 2022 Guddoomiyaha guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka Golaha Shacabka, xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo...
Dad kor u dhaafaya 200 oo ku dhintay rabshado ka dhacay dalka Sudan
Talaado: April 26, 2022 ka badan 200 oo qof ayaa ku dhintay isku dhacyada u dhexeeya dadka...