Howsha ugu horreysa ee deg degga ah ee hortaalla Aadan Madoobe
Khamiis: April 28, 2022 Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha...
RW Rooble oo ka hadlay Doorashada Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka
Khamiis: April 28, 2022 Ra’iisul wasaare Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray guddoomiyaha cusub...
Kuraastii ugu dambeysay ee ku harsaneyd Hirshabeelle oo la shaaciyay
Khamiis: April 28, 2022 Qoraal kasoo baxay xalay Guddiga maamulka doorashada Hirshabeelle ayaa lagu shaaciyay Jadwalka dooraahada kuraastii...
Madaxda D/goboleedyada oo hambalyo u diray Aadan Madoobe
Khamiis: April 28, 2022 Madaxweyneyaasha maamul goboleedyada Puntland, Galmudug, Jubbaland iyo Hirshabelle ayaa soodhaweeyay dooraahadii xalay xilka Guddoomiyaha...
Madaxda Soomaalida oo soo dhaweeyay doorashada Sheekh Aadan Madoobe
Khamiis: April 28, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay...
Doorashada Guddoomiye ku-xigeenada ee Golaha Shacabka oo maanta dhaceysa
Khamiis: April 28, 2022 Maanta oo khamiis ah waxaa lagu wadaa in xarunta teendhada Afisyooni ee Muqdisho lagu...
Dad muslimiin ah oo lagu laayay gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya
Khamiis: April 28, 2022 20 qof oo muslimiin ah ayaa lagu dilay gobolka Axmaarada ee dalka Itoobiya iska...
Axmed Karaash oo ku wajahan magaalada Qardho ee G/Karkaar
Khamiis: April 28, 2022 Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash...
Akhriso:- Waa kuma Sheekh Aadan Madoobe
Khamiis: April 28, 2022 Sheekh Aadan Maxamed Nuur oo xalay Magaalada Muqdisho loogu doortay Guddoomiyaha Shacabka ee Baarlamaanka...
DEG DEG: Natiijada wareega 1-aad ee doorashada iyo codadkii la kala helay
Arbaco: April 27, 2022 Waxaa hadda lasoo gabagabeeyey wareegga koowaad ee codeynta xildhibaanada golaha shacabka ee doorashada guddoomiyaha...