Sheekh Aadan Madoobe oo kulamo la qaatay RW ku-xigeenka dalka & Axmed Qoor qoor
Arbaco: May 4, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Muqdisho...
DFS oo ka hadashay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen deegaanka Ceelbaraf
Arbaco: May 4, 2022 War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay Weerarkii Al-shabaab ay ka...
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ka yeelanaya doorashada Madaxweynaha JFS
Arbaco: May 4, 2022 Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho kulamo ku yeeshaan Xildhibaanada...
War deg deg ah: Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Farmaajo oo goor dhawayd soo saaray Warqad Wiifto ah
Talaado: May 3, 2022 Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saaray qoraal uu ku jebinayo...
R/W Rooble oo hambalyo u diray Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Talaado: May 3, 2022 Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa suxufiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 3-da...
Labada Aqal ee xildhibaanada Golaha Shacabka oo berri yeelanaya kulan wadajir ah, kadib fasaxii gaabnaa ee maalmaha Ciida
Talaado: May 3, 2022 Labada Aqal ee xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Senatorrada Aqalka Sare ayaa berri yeelanaya kulan...
Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo baareysa go’aanka ilmo iska soo rididda
Talaado: May 3, 2022 Dibadbaxayaal iska soo horjeeda ayaa mudaaharaad ka dhigay afaafka hore ee Maxkamadda Sare ee...
Orodyahan da’yar oo ka yaabsaday Mo Farah
Talaado: May 3, 2022 Ellis Cross, oo 25 jir ah, kana shaqeeya dukaan lagu iibiyo alaabaha ciyaartoyda oo...
Gobolka Tennessee ee dalka Maraykanka oo hakiyay xukunnada dilka ah
Talaado: May 3, 2022 Barasaabka gobolka Tennessee ee dalka Maraykanka Bill Lee, ayaa hakiyay dhammaan xukunnada dilka ah...
Itoobiya oo lagu xiray dad la sheegay in ay qayb ka yihiin rabshado u dhaxeeya dadyow kala diimo ah
Talaado: May 3, 2022 Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in xabsiga la dhigay ilaa toban qof oo la rumaysanyahay...