Faah-faahinta Qaraxa Muqdisho ka dhacay oo ay ka bad baadeen Wasiirada
Arbaco: May 11, 2022 Faahfinno dheraad ah ayaa kasoo baxayo Qaraxii goordhoweyd laga maqlay qeeybo kamid ah Magaalada...
Amiirka Qatar oo Khamiista booqanaya Magaalada Tehran
Arbaco: May 11, 2022 Amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani ayaa lagu wadaa inuu Kkamiista booqdo magaalada...
Kulan looga hadlayay Amniga doorashada oo ka dhacay Teendhada Afisiyooni
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay amniga...
Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay xilliga hadal jeedinta Musharraxiinta xilka Madaxweynaha
Hadal jeedinta 39 ka Murashax ee xilka Madaxweynaha ee bilaaban doonta maalinta berri, waxaana ay Socon doontaa ilaa...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeer deg deg ah ku tegay hoolka doorashada Afisooni
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer indha-indheyn ah ku tagay teendhada Afasiyooni oo...
Howlgalka ATMIS oo ku dhawaaqay inay Bandow kusoo rogayaan Xerada Afisiyooni & Agagaarkeeda
War kasoo baxay Howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee (ATMIS) ayaa waxaa lagu sheegay in , iyaga oo...
Beesha Caalamka” Ma jirto wax marmarsiinyo ah oo sabab u noqon karta dib u dhac kale oo doorashada ah”
Warsaxaafadeed kasoo baxay Saaxiibada Beesha caalamka ayaa lau soo dhoweeeyay ku dhawaaqista guddiga qabanqaabada baarlamaanka ee ah in...
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo u sheegay Ukraine in ay siyaabo kale u caawin karaan
Talaado: May 10, 2022 Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa u sheegay Ukraine in ay siyaabo kale u caawin...
Dhambaalka hambalyada ee uu Kim Jong-un u diray Putin
Talaado: May 10, 2022 Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa dhambaal hambalyo ah u diray madaxweyne Vladimir Putin...
Madaxweyne iyo xildhibaano oo guryahoodii dab la qabadsiiyay
Talaado: May 10, 2022 Kooxo careysan oo ku sugan dalka Sri Lanka ayaa gubay dhowr guri oo ay...