Booliska oo Muqdisho ku soo rogay Bandow lagu sugayo amniga doorashada Madaxweynaha.
Sabti: May 14, 2022 Taliska Booliska Soomaaliya ayaa bandow kusoo rogay magaalada Muqdisho, kaas oo ka bilaabanaya...
Diyaar garowgii ugu dambeeyay ee doorashada oo ka socoto Muqdisho
Sabti: May 14, 2022 Magaalada Muqdisho waxaa ka socda saacadihii ugu dambeeyay ololaha doorashada Madaxtinimada dalka, xili...
Maamullada Soomaalida iyo Canfarta dalka Itoobiya oo uu wada hadal u furmey
Sabti: May 14, 2022 Heshiis la doonayo in laga gaaro colaaddii u dhaxeysay deegaanada Soomaalida iyo Canfarta...
Booliiska Soomaaliya oo bandow kusoo rogey magaalada Muqdisho
Sabti: May 14, 2022 Afhayeenka booliiska Soomaaliya, Cabdulfataax Aadan Xasan, oo shir jaraa’id qabtey, ayaa sheegay in magaalada...
Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo laga dalbadey iney soo gudbiyaan xubinta codadka u tirineysa
Sabti: May 14, 2022 Murashaxiinta Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, ayaa waxaa laga dalbadey iney kasoo jawaabaan codsi uu...
Dalalka Sweden iyo Finland oo ku biiraya NATO
Sabti: May 14, 2022 Tobanaan sano, dalalka Finland iyo Sweden, ayaa ahaa kuwa aad ugu dhaw isbaheysiga NATO,...
Aadan Madoobe oo soo saaray farriin cusub oo ku socota xildhibaanada
Khamiis: May 12, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo maanta soo xiray kulankii khudbad...
Ciidanka DANAB oo gacanta ku dhigay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab iyo hub
Khamiis: May 12, 2022 Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 5aad Guutada 16 ee Kumaandoska Danab ee...
Cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta oo tababar loogu soo xiray Dalka Jabuuti
Khamiis: May 12, 2022 Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar shaqo ku...
Wasiirka Howlaha Guud oo daah furay Shirka Guddigga hagidda mashruuca dib u dhiska waddooyinka
Khamiis: May 12, 2022 Shirka Guddigga hagidda mashruuca Dib u dhiska Wadooyinka Soomaaliya oo ay qeyb ka yihiin...