Ra’iisul Wasaare Rooble oo ugu hambalyeeyey dhallinyarada Soomaaliyeed Maalinta SYL ee 15 May.
Axad: May 15, 20 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey...
Madaxda maamulada Jubbaland iyo Hirshabelle oo arrimo xasaasi ah ka shiray
Axad: May 15, 2022 Madaxda maamulada Jubbaland iyo Hirshabelle Axmed Maxamed Islaam iyo Cali Guudlaawe Xuseen oo kuwada...
Wararkii ugu dambeeyey ee bandowga, doorashada iyo xaaladda Muqdisho
Axad: May 15, 2022 Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa saaka ku waabariistay jawi ka duwan xaaladihii hore,...
Wararkii Ugu Dambeeyay ee Doorashada Madaxweynaha iyo Musharaxiin tanaasulaysa
Axad: May 15, 2022 Waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ka dhacdo...
Farmaajo oo Lacagtii ugu badneed siiyay Xildhibaanada iyo Musharaxiinta qaar oo iyana lacago badan bixiyay
Axad: May 15, 2022 Musharaxiinta ugu saameynta badan ee ku hardamaya doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay...
Ciidanka Ukraine oo weerar celis ka bilaabay goobaha qaarkood
Axad: May 15, 2022 Ciidamada Ukraine ayaa Sabtidii maanta bilaabay weerar celis, meel u dhow magaalada ay ciidanka...
Sarkaal Sare oo Ka Tirsanaa Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Gabadhiisa oo Qaab layaab leh loogu Dilay Kismaayo
Axad: May 15, 2022 Waxaa xalay magaalada Kismaayo lagu dilay Taliye ku xigeenkii guutada 11-aad, qaybta 43-aad ee...
Ugu yaraan 10 ku dhimatay weerar ka dhacay magaalada Buffalo ee Gobolka New York
Axad: May 15, 2022 Nin ku hubaysan qori ayaa Sabtida maanta ah xabbad ku furay dad ku jiray...
Inta Badan Ciidamadii Ahlusuna ee Ka Dagaalamay Dhuusamareeb oo lasoo Qabtay
Axad: May 15, 2022 Waxaa Xalay Saqdii Dhexe Ciidamada Federaalka iyo kuwa Galmudug isku soo dhiibay koox horjoogayaal...
Wararkii Ugu Danbeeyey ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya iyo Mushrixiinta oo Bixinaaya Lacago aan Caadi ahayn
Axad: May 15, 2022 Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya ololaha doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegaya inay...