Al-Shabaab oo tiro hoobiyaal ah ku garaacay degaanka Galgala
Talaado: May 17, 2022 Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay weerar hoobiyaal ah ku qaadeen...
Qarax ka dhacay Balcad & Khasaaro ka dhashay
Talaado: May 17, 2022 Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in goordhow...
Xoghayaha Guud ee QM oo hambaly u diray madaxweynaha cusub ee Somalia
Talaado: May 17, 2022 Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweeyay doorashadii ka dhacday caasimadda Soomaaliya ee...
Garoonka diyaaradaha ee Sanca oo dib loo furay lix sano ka dib
Talaado: May 17, 2022 Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Sanca ee dalka Yemen ka duushay diyaaraddii ugu horraysay...
Imran Khan: ‘Haddii lay dilo, waxaa la baahinayaa muuqaal aan kaga hadlayo cidda i khaarajisay’
Talaado: May 17, 2022 Ammaanka ra’iisal wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa aad loo adkeeyey, ka dib...
Mareykanka oo ka hadlay Doorashada Madaxweynaha cusub Xasan Shiikh
Talaado: May 17, 2022 Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kulan la qaatay Madaxweynaha cusub ee...
Mareykanka oo Soomaaliya u soo diraya Boqolaal ciidan ah
Talaado: May 17, 2022 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa amray in dib Soomaaliya loogu celiyo boqollaal askarta dalkaas...
Madaxweyne Biden oo saxiixay in ciidamada Mareykanka lagu celiyo Soomaaliya
Isniin: May 16, 2022 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa maanta saxiixay amar boqolaal askari oo Mareykan ah dib...
Ra’iisul Waaaaraha Somaliya & xubno Wasiiro ah oo booqday Madaxweyne Xassan Shiikh
Isniin: May 16, 2022 Ra’iisul Waaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa booqasho hambalyo iyo salaan ah...
Feysal Cali Waraabe : Xaley waan ku dhafray doorashada Soomaaliya
Isniin: May 16, 2022 Guddoomiyha xisbiga mucaaradka ee UCID ee Somaliland, Feysal Cali Waraabe ayaa hambalyo u diray...