Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Qatar & Imaaraadka Carabta oo ka hadlay doorashadii uu kusoo baxay Xasan Sheekh Maxamuud

Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa hambalyo ku aadan doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya u diray...
Bashiir BarreMay 17, 2022May 17, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh & Madaxweynihii hore oo kulan gaar ah yeeshay

Waxa xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho ku soo dhamaaday kulan ay yeesheen Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh...
Bashiir BarreMay 17, 2022May 17, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamada ATMIS & kuwa dowladda oo dib ula wareegay Ceelbaraf

Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS iyo kuwo dowladda Soomaaliya ayaa dib ula wareegay degaanka Ceelbaraf oo hoostaga...
Bashiir BarreMay 17, 2022May 17, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

laamaha Amniga oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qarixii degmada Balcad

Inta la xaqiijiyay saddex qof ayaa ku dhaawacmay bam-gamceed lagu weeraray maqaayad ku taalla magaalda Balcad ee gobolka...
Bashiir BarreMay 17, 2022May 17, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Sweden oo ku Dhawaaqday Go’ankeeda ku biirista NATO

Talaado: May 17, 2022 Ra’iisul Wasaare Magdalena Andersson ayaa ku dhawaaqday in dowladdu ay go’aansatay in ay gudbiso codsi...
QOL ContributorMay 17, 2022May 17, 2022
Read More
OPINION / FIKRAD

Madaxweynaha Ruushka oo ka hadlay Go’anka ay Qaateen Sweden iyo Finland ee NATO

Talaado: May 17, 2022 Ma aha Dalalka Sweden iyo Finland inuu dhib ka jiro haddii dalalku ku biiraan...
QOL ContributorMay 17, 2022May 17, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Dowlada Turkiga oo Ka Hadashay Dib u Doorashada Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud

Talaado: May 17, 2022 Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa dhambaal hanbalyo ah u soo diray madaxweynaha...
QOL ContributorMay 17, 2022May 17, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Maraykanka iyo Ururka Iskaashiga Islaamka oo soo dhaweyay doorashadii Xasan Sheekh

Talaado: May 17, 2022 Dowladda Maraykanka ayaa soo dhaweysay doorashadii madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana wasaaradda arrimaha...
QOL ContributorMay 17, 2022May 17, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la Kulmay Madaxda Galmudug iyo Hirshabeelle

Talaado: May 17, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa  booqasho hambalyo iyo salaan ugu tagay...
QOL ContributorMay 17, 2022May 17, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobey: Tirada carruurta Soomaaliya ee la il-daran nafaqo darrada oo sii kordheysa

Talaado: May 17, 2022 Haya’da Qaramada Midoobay u qaabilsan caruurta ee UNICEF ayaa ka digtay in dhaqaalaha burburka...
QOL ContributorMay 17, 2022May 17, 2022
Read More
566567568569570