Caruurta yaryar ee Waqooyiga Ameerika oo ay dhibaato soo wajahday
Sabti: May 21, 2022 Waalidiinta Mareykanka ayaa isticmaalaya baraha bulshada si ay isugu dayaan in ay u badigoobaan...
Ruushka oo qaaday weerar milatri oo ka dhan ah ree galbeedka
Sabti: May 21, 2022 Ruushka ayaa sheegay inuu duqeyn ku burburiyay saanad hub ah oo ay dalalka Galbeedka...
Qiimaha sarifka ee suuqyada Wajaale oo sare u kacay
Sabti: May 21, 2022 Qiimaha sarifka ee suuqyada Wajaale ee Deegaanka Soomaalida ayaa aad sare ugu kocay, oo...
Guddoomiyaha aqalka sare oo la kulmay Safiirka Sacuudi Carabiya
. Sabti: May 21, 2022 –Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...
Sare Ibraahim Cismaan Maxamed (Tifow) oo si rasmi ah ula wareegay xilka Taliyaha Qeybta 60-aad.
Sabti: May 21, 2022 Gaashanle Sare Ibraahim Cismaan Maxamed (Tifow) oo dhawaan loo magacaabay Taliyaha Cusub ee...
Askar lagu dilay bar koontarool oo ku taala waddada ka baxda degmada Balcad.
Sabti: May 21, 2022 Lix askari ayaa lagu dilay weerar kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaadeen bar koontarool...
Al-Shabaab oo weerar si la yaableh loo qorsheeyey ka fulisay Balcad + khasaaraha
Sabti: May 21 2022 Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyahano ka tirsan...
Ruushka oo la wareegay Warshadii birta oo ay ku go’doonsanayen Ciidamada Ukraine
Sabti: May 21 2022 Ruushka ayaa ku dhawaaqay inuu si buuxda gacanta ugu hayo dhismaha warshadaha ee Azovstal...
Muxuu yahay cabuuqa cusub ee ka dilaacay Yurub?
Sabti: May 21 2022 In ka badan 80 xaaladood oo bus-bus (Monkey Pox) ah ayaa laga xaqiijiyay ugu...
RW Rooble oo la kulmay Madaxweynaha Imaaraadka Carabta
Sabti: May 21 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi kula kulmay madaxweynaha Dowladda...