Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

UK oo war ka soo saartay go,aankeeda la xiriira kooxda Chelsea

Arbaco:  25/2022 Dowlada UK ayaa fasaxday in maalqabeenka Ruushka u dhashay ee Roman Abramovich uu iibiyo kooxda kubadda...
QOL ContributorMay 25, 2022May 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Somaliland oo Cabasho Sucuudiga u gudbisay

Arbaco:  25/2022 Xukuumadda Somaliland ayaa ka biyo diiday tirada sannadka laga siiyay dadka tegaya Xajka. 350 qof ayaa...
QOL ContributorMay 25, 2022May 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Shir u dhaxeeyo dalalka Midowga Afrika oo ka furmaya Equatorial Guinea

Arbaco:  25/2022 Magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea waxaa lagu wadaa in uu ka furmo shir madaxeedka aan...
QOL ContributorMay 25, 2022May 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirka Maaliyadda Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo kulan la qaatay safiirka dowladda UK u qaabilsan Soomaaliya

Arbaco:  25/2022 Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan la qaatay masuuliyiinta kala ah Kate Foster...
QOL ContributorMay 25, 2022May 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda DFS oo kulamo ka wado Geneva

Arbaco:  25/2022 Wafdi ay hogaaminayso Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Drs. Fawziya Abikar Nur oo ku sugan magalada Geneva...
QOL ContributorMay 25, 2022May 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Maraykanka oo walaac ka muujiyay qorshe militari oo uu damacsan yahay madaxweyne Erdogan

Arbaco:  25/2022 Mareykanka ayaa Talaadadii walaac ka muujiyay qorshaha Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan uu ku doonayo in uu...
QOL ContributorMay 25, 2022May 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Hirshabeelle oo baaq kasoo saartay abaaraha ka jira deegaanadeeda

Arbaco:  25/2022 Ku-simaha Madaxweyanaha ahna Guddoomiye ku-xigeenka labaad baarlamaanka Hirshabeelle Mahad Xasan Cusmaan ayaa ka hadlay abaaraha baahsan...
QOL ContributorMay 25, 2022May 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiir Gaashaandhiga XFS oo la kulmay dhigiisa Tanzaniya

Arbaco:  25/2022 Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumdda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan kula qaatay magaalada Daarusalaam ee dalka...
QOL ContributorMay 25, 2022May 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Nin hubeysan oo toogasho ku dilay 19 carruur ah Dalka Maraykanka

Arbaco:  25/2022 Nin hubaysan ayaa dilay ugu yaraan 19 carruur ah iyo laba qof oo waaweyn kadib markii...
QOL ContributorMay 25, 2022May 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Shirkadda Youtube oo talaabo adag qaadday

Arbaco:  25/2022 Shirkadda YouTube ayaa sheegtay in in ka badan 9,000 oo kanaal ah oo ay weheliyaan in...
QOL ContributorMay 25, 2022May 25, 2022
Read More
552553554555556