UK oo war ka soo saartay go,aankeeda la xiriira kooxda Chelsea
Arbaco: 25/2022 Dowlada UK ayaa fasaxday in maalqabeenka Ruushka u dhashay ee Roman Abramovich uu iibiyo kooxda kubadda...
Somaliland oo Cabasho Sucuudiga u gudbisay
Arbaco: 25/2022 Xukuumadda Somaliland ayaa ka biyo diiday tirada sannadka laga siiyay dadka tegaya Xajka. 350 qof ayaa...
Shir u dhaxeeyo dalalka Midowga Afrika oo ka furmaya Equatorial Guinea
Arbaco: 25/2022 Magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea waxaa lagu wadaa in uu ka furmo shir madaxeedka aan...
Wasiirka Maaliyadda Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo kulan la qaatay safiirka dowladda UK u qaabilsan Soomaaliya
Arbaco: 25/2022 Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan la qaatay masuuliyiinta kala ah Kate Foster...
Wafdi ka socda DFS oo kulamo ka wado Geneva
Arbaco: 25/2022 Wafdi ay hogaaminayso Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Drs. Fawziya Abikar Nur oo ku sugan magalada Geneva...
Maraykanka oo walaac ka muujiyay qorshe militari oo uu damacsan yahay madaxweyne Erdogan
Arbaco: 25/2022 Mareykanka ayaa Talaadadii walaac ka muujiyay qorshaha Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan uu ku doonayo in uu...
Hirshabeelle oo baaq kasoo saartay abaaraha ka jira deegaanadeeda
Arbaco: 25/2022 Ku-simaha Madaxweyanaha ahna Guddoomiye ku-xigeenka labaad baarlamaanka Hirshabeelle Mahad Xasan Cusmaan ayaa ka hadlay abaaraha baahsan...
Wasiir Gaashaandhiga XFS oo la kulmay dhigiisa Tanzaniya
Arbaco: 25/2022 Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumdda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan kula qaatay magaalada Daarusalaam ee dalka...
Nin hubeysan oo toogasho ku dilay 19 carruur ah Dalka Maraykanka
Arbaco: 25/2022 Nin hubaysan ayaa dilay ugu yaraan 19 carruur ah iyo laba qof oo waaweyn kadib markii...
Shirkadda Youtube oo talaabo adag qaadday
Arbaco: 25/2022 Shirkadda YouTube ayaa sheegtay in in ka badan 9,000 oo kanaal ah oo ay weheliyaan in...