Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo ku heshiiyey in 90% la dhimo saliida laga soo iibsado Ruushka.

Talaado: May 31, 2022 Guddoomiyaha midowga Yurub Ursula von der Leyen ayaa ku dhawaaqday in wadamada Midowga Yurub ay...
QOL ContributorMay 31, 2022May 31, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS Oo kulan la qaatay Danjiraha Dalka Sacuudiga.

Talaado: May 31, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta...
QOL ContributorMay 31, 2022May 31, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xariga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo uu balan qaaday

Talaado: May 31, 2022  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xariga ka jaray...
QOL ContributorMay 31, 2022May 31, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyn Xasan Shiikh iyo Lafta gareen oo xariga ka jaray xarun lagu soo kordhiyay Madaxtooyada Koofur galbeed

Talaado: May 31, 2022  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed...
QOL ContributorMay 31, 2022May 31, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Xasan oo si weyn loogu soo dhoweeyey Baydhaba, shaaciyeyna qorshihiisa

Talaado: May 31, 2022  Madaxweynaha cusub ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...
QOL ContributorMay 31, 2022May 31, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo ku qaabilay Muqdisho Safiirka Shacbiga Shiinaha ee Soomaaliya.

Talaado: May 31, 2022 Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal Maxamed...
QOL ContributorMay 31, 2022May 31, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay abaarta ka jirta deegaanada KGS

Talaado: May 31, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud safarka uu maanta ku tagay Magaalada Baydhabo, waxaa wafdigii...
QOL ContributorMay 31, 2022May 31, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamo Ruush oo ay Ukraine Maxkamadeysay

Talaado: May 31, 2022 Maxkamad ku taal Ukraine ayaa Labo askari oo Ruush ah ku xukuntay 11 sano...
QOL ContributorMay 31, 2022May 31, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Todd Boehly oo ah nin maal qabeen ah oo ugu dambeyntii si rasmi ah u soo gabagabeeyay la wareegista kooxda Chelsea

Talaado: May 31, 2022 Shirkad Clearlake Capital oo uu hogaamiyo Todd Boehly oo ah nin maal qabeen ah...
QOL ContributorMay 31, 2022May 31, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Sheekh Cali Warsame Xasan oo maanta Burco lagu aasay

Talaado: May 31, 2022 Alle ha u naxariistee waxa maanta magaalada Burco lagu aasay Sheekh Cali Warsame Xasan,...
QOL ContributorMay 31, 2022May 31, 2022
Read More
541542543544545