Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay xariga loo geeysanayo shacabka Somaliland

Axad: June 5, 2022 Musharrax xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro, ayaa sheegay in la xidhay ninkii lahaa Meherad uu...
QOL ContributorJun 5, 2022Jun 5, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha waddanka Ukraine, Volodymyr Zelensky, oo sheegay in dagaal uu weli ka soconayo waddooyinka magaalada Severodonetsk,

Axad: June 5, 2022 Madaxweynaha waddanka Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in dagaal uu weli ka soconayo waddooyinka...
QOL ContributorJun 5, 2022Jun 5, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Nin miyiga digaagga ku iibin jiray oo kamid ah dadka ugu cadcad tartanka madaxweynaha ee dal caan ah

Axad: June 5, 2022 Madaxweyne kuxegeenka dalka Kenya Wiilliam Ruto ayaa kamid ah dadka ugu cadcad ee u...
QOL ContributorJun 5, 2022Jun 5, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

xaalad bini-adanimo oo xiligaan ka jirto Gobolka Jubbada dhexe

Axad: June 5, 2022  Waxaa laga deyrinayaa xaaladda ay ku sugan yihiin dadka ku nool gobolka Jubbada dhexe...
QOL ContributorJun 5, 2022Jun 5, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Shiinaha oo isha ku haya Afrika si uu macdanta Lithium uga soo dhoofsado

Axad: June 5, 2022  Dawladda Shiinaha ayaa bilowday in macdanta Lithium-ka ay u doonato qaaradda Afrika. Macdantan oo...
QOL ContributorJun 5, 2022Jun 5, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ukraine oo ka carootay Hadal uujeediyay madaxweynaha Faransiiska

. Axad: June 5, 2022  Wasiirka arrimaha dibadda ee Ukraine ayaa si kulul ugu jawaabay madaxweynaha waddanka Faransiiska...
QOL ContributorJun 5, 2022Jun 5, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Dad ku geeriyooday qarax ka dhacay goob laga qodo dhuxusha oo ku taal Colombia

Axad: June 5, 2022  Wargeyska El Tiempo ayaa sheegay in 7 qof ay ku dhinteen kadib markii ay...
QOL ContributorJun 5, 2022Jun 5, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Agaasimaha Tacliinta Sare oo daah furay Kulan socon doono seddex maalin

Sabti: June 4, 2022 Ku-simaha Agaasimaha Guud ahna Agaasimaha Tacliinta Sare Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee...
QOL ContributorJun 4, 2022Jun 4, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Maamulka Gaalkacyo oo Bajaajleyda u qabtay muddo ay isku diiwaangeliyaan

Sabti: June 4, 2022 Maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Taliska Ciidanka Booliska Dagmada ayaa ku amray milkiilayaasha...
QOL ContributorJun 4, 2022Jun 4, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Jadwalka imtixaanka dowladda ee dugsiyada sare oo la soo saaray

Sabti: June 4, 2022 Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare JFS, ayaa ardayda...
QOL ContributorJun 4, 2022Jun 4, 2022
Read More
533534535536537