Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Mudaaharaad Haregeysa ka socda iyo mas’uuliyiin lagu xiray

Khamiis: June 9, 2022 Magaalada Hargeysa waxaa saaka ka bilowday bannaanbax uu soo qabanqaabiyeyeen xisbiiyada mucaaradka ah ee...
QOL ContributorJun 9, 2022Jun 9, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Kenya oo soo gaaray Muqdisho Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo dhaweeyay Madaxweyne Kenyatta

Khamiis: June 9, 2022 Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho isagoo ka qeybgalaya xafladda...
QOL ContributorJun 9, 2022Jun 9, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

RW Rooble oo Muqdisho kusoo dhaweeyay M/weynaha Jabuuti & R/Wasaaraha Itoobiya

Khamiis: June 9, 2022 Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaa goordhow kasoo degay wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha...
QOL ContributorJun 9, 2022Jun 9, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo shaacisay inay qarax ku dishay 15 ka tirsanaa ciidamada Danab

Khamiis: June 9, 2022  Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay ciidamo ka tirsan kuwa...
QOL ContributorJun 9, 2022Jun 9, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliland oo lagu xiray Hargeysa

Khamiis: June 9, 2022  Ciidamada Booliska Soomaaliland ayaa maanta xiray wasiirkii hore ee Warfaafinta maamulkaasi Cabdullaahi Maxamed Aadan...
QOL ContributorJun 9, 2022Jun 9, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Masar Mustafa Madbuuli.

Khamiis: June 9, 2022  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Masar...
QOL ContributorJun 9, 2022Jun 9, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

QM oo dhaqangelisay qaraar cusub oo sharaxaad ka dalbanaya golaha ammaanku markay isticmaalaan VETO

Khamiis: June 9, 2022  Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka dalbaday dalalka Shiinaha iyo Ruushka inay sharraxaad...
QOL ContributorJun 9, 2022Jun 9, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Magacaabis cusub sameeyay

Khamiis: June 9, 2022 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu...
QOL ContributorJun 9, 2022Jun 9, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Banaanbax ka socda Hargeysa iyo xildhibaan ku dhaawacmay rasaas ay fureen ciidamada booliska Soomaaliland

Khamiis: June 9, 2022 Banaanbax looga soo horjeedo madaxweynaha Soomaaliland, islamarkaana lagu dalbanayo doorasho ayaa waxaa ay maanta...
QOL ContributorJun 9, 2022Jun 9, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Haweeney ayaa la dilay Weerar ka dhacay dalka Jarmalk

Khamiis: June 9, 2022 Haweeney ayaa la dilay, dad kalena waa dhaawacmeen, kaddib markii nin aan weli la...
QOL ContributorJun 9, 2022Jun 9, 2022
Read More
522523524525526