Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda DFS oo ka qeyb galaya Shirweynaha la dagaalanka musuq maasuqa

Shirwaynaha 8-aad ee caalamiga ah ee madashada Afrika ee la dagaalanka Musuq-maasuqa ayaa lagu qabtay dalka Jabuuti. Masuuliyiin...
Bashiir BarreJun 10, 2022Jun 10, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Kenya oo sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh Aqbalay in Soomaaliya u dhoofiyaan Jaadka

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu aqbalay inuu qaado xayiraadihii uu...
Bashiir BarreJun 10, 2022Jun 10, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Hiiraan

Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa maalintii labaad Hoghaaminaya howlgal ka dhanka ah Al-Shabaab , kaas...
Bashiir BarreJun 10, 2022Jun 10, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

FARIIN KU SOCOTA WAALADIINTA SOOMAALIYEED EE HAYSTA DHALASHADA NETHERLANDS

Jimce, 10 June [Qaranimo Online] Maadaama ay bilowdeen xilliyada fasaxyada dugsiyadda, waxaa la xasuusinayaa waaladiinta Soomaaliyeed ee haysta...
QOL ContributorJun 10, 2022Jun 10, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaa aan saaxiibo la ahaan doonnaa dal walba oo diyaar u ah in uu ixtiraamo madax bannaanida dalkeena iyo mid ahaanshaha gayyigeeda.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabaddii caleema saarkiisa ayaa soo bandhigay...
Bashiir BarreJun 9, 2022Jun 9, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Xasan Sheekh Maxamuud oo loo caleema-saaray madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya

Shir looga hadlayey Arrimaha Amaanka, degaannada Koonfur Galbeed ayaa lagu Qabtey  Maanta Xarunta Wasaardda Garsoorka iyo Cadaaladda Koonfur...
Bashiir BarreJun 9, 2022Jun 9, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Go’aano laga soo saaray Shir looga hadlayay Amniga oo ka dhacay Baydhabo

Shir looga hadlayey Arrimaha Amaanka, degaannada Koonfur Galbeed ayaa lagu Qabtey  Maanta Xarunta Wasaardda Garsoorka iyo Cadaaladda Koonfur...
Bashiir BarreJun 9, 2022Jun 9, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Dalkii ugu horreeyay oo casuumaad u fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

Wasiirka Beeraha dalkaTurkiga oo ka mid ah wafdiga ka socda Dowladda Turkiga ee ka qeyb galaya Xafladda Caleemo...
Bashiir BarreJun 9, 2022Jun 9, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

RW Rooble oo baaq deg deg ah u diray Caalamka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo khdubad ka jeediyay Munaasabadda Caleema-saarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ...
Bashiir BarreJun 9, 2022Jun 9, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamada Somaliland oo rasaaseeyay Banaanbax ay dhigayeen mucaaradka & khasaaro ka dhashay

Waxaa Maanta Magaalada Hargrysa ee degaannada Somailand ka bilaawday Banaanbax rabshado wato oo ay dhigayaan Xisbiyada mucaaradka Somaliland,...
Bashiir BarreJun 9, 2022Jun 9, 2022
Read More
521522523524525