Cudur halis ah oo ka dilaacay magaalo muhiim ah oo Ukraine ka tirsan
Axad: June 12, 2022 Wasaaradda difaaca UK ayaa sheegtay in magaalada dekedda leh ee Mariupol ee Ukraine ayaa...
Kulamo Muqdisho ka socoto iyo R/wasaaraha Soomaaliya oo saacdaha soo socda la filayo in lagu dhawaaqo.
Axad: June 12, 2022 Madaxweeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sacaadihii lasoo dhaafay Muqdisho ka waday latashayadii ugu...
dibadbaxayaal dalbanaya wax ka qabashada hubka oo magaalooyiinka Mareykanka isugu soo baxay
Axad: June 12, 2022 Kumanaan mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay guud ahaan dalka Mareykanka si ay ugu...
8 Qof oo ku Geeriyotay Shil Bas oo ka dhacay Dalka Turkiga
Axad: June 12, 2022 Siddeed qof ayaa ku dhintay 10 kalena waa ay ku dhaawacmeen Sabtidii, galbeedka Turkiga,...
Hindiya oo dacwad ku soo oogtay askar badan
Axad: June 12, 2022 Booliska gobolka Nagaland ee waqooyi bari Hindiya ayaa dacwad ku soo oogay 30 askari...
Shiinaha oo uga digay Mareykanka inuu joojiyo faragelinta uu ku hayo arrimihiisa gudaha
. Axad: June 12, 2022 Shiinaha ayaa mar kale uga digay Mareykanka inuu joojiyo faragelinta uu ku hayo...
Madaxweynaha Nicaragua oo ku dhawaaqay in la xirayo sagaashan hay’adood
Axad: June 12, 2022 Madaxweynaha Nicaragua, Daniel Ortega, ayaa ku dhawaaqay in la xirayo in ka badan sagaashan...
Madaxweynaha Koofur Afrika oo loo heysto in uu qariyay $4 Milyan oo laga xaday beertiisa.
Axad: June 12, 2022 Waxaa bannaanka usoo baxday eedeyn ka dhan ah Madaxweynaha Koofur Afrika Cyril Ramaphosa oo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Ergeyga gaarka Madaxwaynaha JFS u qaabilsan arrimaha Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Wasrsme
Axad: June 12, 2022 Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan gaar ah oo u dhexeeyey...
Madaxweynihii hore ee Bolivia Jeanine Áñez oo lagu xukumay 10 sano oo xarig ah kadib markii dacwad oogayaasha ay sheegeen in ay sameysay isku day afgambi
Sabti: June 11, 2022 Madaxweynihii hore ee Bolivia Jeanine Áñez ayaa lagu xukumay 10 sano oo xarig ah...