Madaxweynaha Puntland oo u hambalyeeyay Ra’iisal Wasaaraha Cusub ee JFS
Khamiis: June 16, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hambalyo u diray Xamze Cabdi Barre...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka oo qaabiley ra’iisul wasaaraha magacaaban mudane Xamze Cabdi Barre oo guddoomiyaha ugu yimid salaan iyo isbarasho.
Khamiis: June 16, 2022 Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare senator Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa maanta qaabiley ra’iisul wasaaraha magacaaban mudane...
Howlgalka midowga Yurub oo qalab ciidan guddoonsiiyay Wasaaradda difaaca Soomaaliya.
Khamiis: June 16, 2022 Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliska ciidanka xoogga ayaa agab ciidan oo casri ah...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray xarumaha Ciidanka ka howlgala degaanka Bariirre.
Khamiis: June 16, 2022 Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Odowaa Yuusuf Raage ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka Norway
Khamiis: June 16, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Adan Mohamed Nuur Madobe ayaa maanta hoygiisa kulan...
Xoghayaha guud ee gaashaanbuurta Nato Jens Stoltenberg oo sheegay in dalalka ka tirsan ururka ay sii wadi doonaan in hub awood leh ay siiyaan Ukraine
Khamiis: June 16, 2022 Xoghayaha guud ee gaashaanbuurta Nato Jens Stoltenberg ayaa sheegay in dalalka ka tirsan ururka ay...
Dawladaha Masar, Israel iyo ururka Midawga Yurub oo kala saxeexday heshiis la xidhiidha gaasta dabiiciga ah ee wax lagu karsado
Khamiis: June 16, 2022 Dawladaha Masar, Israel iyo ururka Midawga Yurub ayaa kala saxeexday heshiis la xidhiidha gaasta dabiiciga...
Cabdirashiid Janan: “Amarada xubnihii dawladdii madaxweyne Farmaajo ayaa wali nalagu dhibaateynayaa”
Khamiis: June 16, 2022 Diyaarad rakaab ah oo uu la socday gudoomiye hore ee degmada Luuq iyo dad kale...
Hoggaamiye ku xigeenka kooxda Al-Shabaab Mahad Karate oo bixiyay wareysigii ugu horreeyey oo siiyey Channel 4 oo laga leeyahay UK
Khamiis: June 16, 2022 Hoggaamiye ku xigeenka kooxda Al-Shabaab Cabdiraxmaan Maxamed Warsame (Mahad Karate) ayaa wareysigii ugu horreeyey oo...