Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden Joe Biden oo ka dhacay baaskiil
Axad: June 18, 2022 Xaalad casbi ah ayaa soo wajahday madaxweynaha Mareykanka Joe Biden kadib markii uu ka...
Qaar ka mid ah waddamada ku yaalla galbeedka Yurub ayaa waxaa la sheegayaa iney ku soo wajahan tahay cimilo kulul
Axad: June 18, 2022 Qaar ka mid ah waddamada ku yaalla galbeedka Yurub ayaa waxaa la sheegayaa iney...
SomaliREN oo hirgelisay adeegga eduroam oo bahda waxbarashada iyo cilmibaarista Soomaaliyeed u suuragelinaya in ay Internet lacag la’aan ah ka helaan 100 dal ka badan
Axad: June 18, 2022 Shabakadda cilmibaarista iyo waxbarashada ee SomaliRen oo fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa shaacisay in Soomaaliya uu...
Madaxweynaha Ukraine oo qaaday tallaabo dhif iyo naadir ah
Axad: June 19, 202 Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa safar dhif ah ku tagay furinta dagaalka ee dhinaca...
Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga oo berri booqanayo waddan ku yaalla Afrika
Axad: June 19, 202 Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters,dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa booqan...
Shirka Dowladaha Hoose ee Puntland oo saaka lagu kala-kacay ka dib markii khilaaf dhexmarey Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Axmed Karaash iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha
Axad: June 19, 202 Shirka Dowladaha Hoose ee Puntland oo saaka Garoowe ka furmay ayaa lagu kala-kacay ka...
Madaxweyne Guudlaawe oo xilalka ka xayuubiyey xubno ka tirsan golihiisa wasiirada
Sabti: June 18, 2022 Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa xilalkii ka qaaday labo wasiir...
Hay’adda Duulista Rayidka oo war kasoo saartay Shaqo joojinta Shirkaddaha duulimaadyada
Hay’adda Duulists Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa war kasoo saartay eedeyn maanta uga timid Shirkaddaha Duulimaadyada dalka oo ku...
Guddiga Maamulka diyaaradaha ayaa sheegay in laga bilaabo berito ay joojiyeen dhammaan duulimaadyadii gudaha dalka dalka.
Guddiga, ayaa sheegay in ay ka cabanayaan hubanti la’aanta amniga diyaaradaha. Maamulka diyaardaha ayaa sheegay in hay’adda duulista...
Ardeyda Baxdo oo maanta ka qeyb gashay imtixaanka iyo dowladda oo ka hadashay
Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxa maanta loo fariistay imtixaanka kama dambeysta ah ee Dugsiyada Sare, waxana tirada...