Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Nabadda, Horumarka iyo Dawladnimada Geeska Africa.
Isniin: June 20, 2022 Wafdigii ka socday Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dhawaan gaaray dalka Ethiopia ayaa si rasmi...
Safiirka Soomaaliya ee Serbia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga
Isniin: June 20, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia Mudane Aleksandar Vučić ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Danjiraha...
Yurub oo ka shiraysa sidii Galleyda ku xaniban Ukraine loo gaarsiin lahaa dalalka u baahan
Isniin: June 20, 2022 Wasiirrada arrimaha dibada ee Midowga Yurub oo ku kulansan Luxembourg ayaa ka shiraya sidii...
Weerar lagu laayay kooxo Islaamiyiin ah oo ka dhacay dalka Burkina Faso
Isniin: June 20, 2022 Ciidamada Burkina Faso ayaa sheegay in ugu yaraan 128 dagaalyahanno ah oo ka tirsan...
Kuleel xad-dhaaf ah oo ka jira dalka Ciraaq iyo dalal kale oo laga cabsi qabo inuu gaaro
Isniin: June 20, 2022 Dalka Ciraaq ayaa waxaa ka jira kulayl daran iyadoo heer kulku qeybo ka mid...
Mucaaradka Soomaaliland oo ku Dhawaaqay inay Samaysteen Ciidamo Hubaysan
Isniin: Jun 20 . 2022 Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay...
Duqa muqdisho oo kulan la qaatay xubno ka socday hey’adda IOM.
Isniin: Jun 20 . 2022 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa...
Madaxweynaha maamulka Puntland Deni oo sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh aanu kala tashan magacaabista ra’iisul wasaaraha cusub
Isniin: Jun 20 . 2022 Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...
Ergayga Gaarka ah ee Bani-aadannimada iyo xubno katirsan Qaramada Midoobay oo gaaray degmada Doolow ee gobolka Gedo.
Isniin: Jun 20 . 2022 Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha...
Alshabaab oo si Xoog ah kula wareegay isbitaalka Ceelbuur
Isniin: Jun 20 . 2022 Wararka ka imaanaya degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-shabaab...