Madaxweyne Biden “ Maxkamadda Sare waxay samaysay ‘go’aamo xun’
Sabti: June 25, 2022 Dhaleecayn dheeraad ah ayaa ka timid Madaxweyne Biden oo ku aaddan go’aankii maxkamadda sare...
Dowladda Marooko oo sheegtay in 18 muhaajiriin ah ay dhinteen kaddib markii dad aad u badan ay isku dayeen inay u gudbaan xadka Spain.
Sabti: June 25, 2022 Dowladda Marooko ayaa sheegtay in 18 muhaajiriin ah ay dhinteen kaddib markii dad aad...
Ciidamada Ruushka oo weerarro isdaba joog ah ku qaaday Ukraine kana weeraray dhanka Dalka dhulka Belarus
Sabti: June 25, 2022 Ciidamada Ruushka ayaa weerarro isdaba joog ah ku qaaday Ukraine, kuwaas oo intooda badan...
Ukraine oo ku eedeysay Ruushka in uu dagaalka soo gelinayo dal kale
Sabti: June 25, 2022 Xukuumadda Kyiv ayaa ku eedeysay Ruushka in uu dagaalka soo gelinayo dalka Belarus kadib...
Weerar lagu hoobtay oo ka dhacay caasimadda Norway ee Oslo
Sabti: June 25, 2022 Bandhig faneed sanad La ah oo ka dhici lahaa caasimadda Norway ee Oslo ayaa...
Somali muddo dheer burcadbadeednimada ugu xirnaa Cummaan oo la keenay Magaalada Boosaaso
Sabti: June 25, 2022 Rag Soomaali ah oo tiradooda lagu sheegay 17 nin oo qaarkood muddo 12 sano...
Ciidamada Ruushka oo si buuxda gacanta ugu dhigay magaalo ku taal Ukraine”
Sabti: June 25, 2022 Ciidamada Ruushka ayaa hadda gacanta ku haya magaalada la duqeeyay ee Severodonetsk ee bariga...
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo si buuxda codka kalsoonida u siiyey R/W Xamza
Sabti: June 25, 2022 Xildhibaanada ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey ra’iisul wasaaraha cusub ee xukuumadda...
Taliyihii Hore ee Ciidanka Xooga Jeneral Mohamed Jimcale Cirfiid oo isbitaal loola cararay
Sabti: June 25, 2022 Wararka ka imaanaya Dalka Kenya ayaa sheegaya in is isbitaal la dhigay Taliyihii Hore...
Al Shabaab oo muxaadaro u qabatay rakaab saarnaa bas ku wajahnaa Mandheera
Sabti: June 25, 2022 Koox looga shakisan yahay inay Shabaab ka tirsan yihiin ayaa muxaadaro labo saacadood qaadatay...