Ra’iisul Wasaare Xamsa “ Goonni isu taagga Somaliland waa in laga garaabo
Axad: June 26, 2022 Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo shalay ay codka kalsoonida siiyeen...
Jabhadda Oromada oo sheegtay in guul ay ka gaartay dagaal ka dhacay Itoobiya
Axad: June 26, 2022 Jabhadda Xoreynta Oromada ayaa sheegtay in ay guulo ka gaareen dagaalka ay kula jiraan...
Ra’iisul Wasaaraha cusub oo ka hadlay sida uu u qaabili doono arrinta Jubaland
Axad: June 26, 2022 Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xmase Cabdi Barre oo shalay ay codka kalsoonida siiyeen...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ubax dhigay Taalada dhagaxtuur
Axad: June 26, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheikh Aadan Madoobe ayaa ubax Dhigay taaladda Dhagax-tuur ee Muqdisho....
Qorshaha xukuumadda Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo la shaaciyey
Sabti: June 25, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo maanta helay kalsoonida baarlamaanka ayaa jeediyey khudbad...
Munaasabad weyn oo caawa ka socota Muqdisho iyo amaanka oo la xoojiyey
Sabti: June 25, 2022 Xaflad ballaaran oo loogu dabaaldegayo Munaasabada 26-ka Juun oo ah markii gobolada Woqooyi ay...
Ciidamo tababaran oo ku hubeysan gaadiid dagaal watayna dareys u gooni ah oo dhoolatus ku soo bandhigay Koonfurta magaalada Gaalkacyo
Sabti: June 25, 2022 Ciidamo tababaran oo ku hubeysan gaadiid dagaal, isla markaana wata dareys u gooni ah...
Qoysas barakacayaal ah oo Guryo looga dhisay Gaalkacyo
Sabti: June 25, 2022 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad...
Agasimaha Guud ee Wasaaradda Gadiidka oo kormeerey xarunta Dugsiyada lagu barto Wadista Gaadiidka
Sabti: June 25, 2022 Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cali...
Sucuudiga oo sii daayey maxbuuskii ugu da’da yaraa ee dowladda u xirnaa
Sabti: June 25, 2022 Dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqul insaanka ayaa sheegay in Sacuudi Carabiya ay sii daysay maxbuus...