Golaha ammaanka oo ballan Qaad culus u sameeyey Dowlada Cusub ee Soomaaliya
Isniin: June 27, 2022 Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, gaar ahaan guddiga u qaabilsan cunaqabateynta saaran Soomaaliya ayaa...
Telefishanka qaranka Iran oo sheegay in Tehran ay hawada u dirtay gantaal
Isniin: June 27, 2022 Telefishanka qaranka Iran ayaa sheegay in Tehran ay hawada u dirtay gantaal, arrintaas oo...
Dad badan oo ku dhaawacmay kadib markii gantaal uu ku dhacay caasimadda Ukraine ee Kyiv
Axad: June 26, 2022 Dad badan ayaa ku dhaawacmay kadib markii gantaal uu ku dhacay caasimadda Ukraine...
Tirada golaha wasiirada Soomaaliya oo la kordhinayo
Axad: June 26, 2022 Ra’iisul wasaaraha cusub ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Bare oo shalay helay...
Meydad laga helay goob lagu caweeyo oo ku taalla magaalada East London ee dalka Koonfur Afrika
Axad: June 26, 2022 Ugu yaraan 17 qof ayaa meydkooda laga helay goob lagu caweeyo oo ku taal...
xaaladda caafimaad Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhawaan laga helay xanuunka Covid-19
Axad: June 26, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan laga helay xanuunka Covid-19 ayaa xalay...
Madaxda maamul goboleedyada dalka oo hambalyo ku aadan xuska 26-ka Juun u diray shacabka Soomaaliyeed
Axad: June 26, 2022 Madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa si wadajir ah shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda xuska...
Madaxweynaha Dalka oo ka hadlay xuska 26 juun
Axad: June 26, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay Munaaabada 26 juun oo Caawa si...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo hambalyo ku aadan 26-ka juun u diray dhamaan shacabka Soomaaliyeed
Axad: June 26, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliye Mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb galay munaasabad...
Gudoomiye aadan madoobe oo ku baaqay in Soomaaliland degdeg loo soo Qanciyo
Axad: June 26, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka wakiil ah...