Ra’iisul Wasaare Xamse “ waan is khilaafi karnaa, aniga iyo Madaxweynaha laakiin waxaan rajeynayaa in meel xun aysan gaarin
Isniin: June 27, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo shalay helay kalsoonida baarlamaanka ayaa la weydiiyey...
Jabuuti oo u dabbaaldageysa xuska 27-ka June ee maalinta xoriyadda
Isniin: June 27, 2022 Dadka reer Jabuuti waxa ay ka mid yihiin shucuubta Soomaalida ee nasiibka u helay...
Raila Odinga oo ballan qaaday in uu dib furi doono xadka Kenya iyo Soomaaliya
Isniin: June 27, 2022 Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in haddii madaxweyne loo doorto...
Ruushka oo duqeeyey labada magaalo ee ugu waaweyn Ukraine
Isniin: June 27, 2022 Dawladda Ruushka ayaa shalay weerar cusub oo dhinaca gantaallada ah ku qaadday labada magaalo...
Madaxweyne Xasan sheekh Oo ugu hambalyeeyay dowladda iyo shacabka jabuuti munaasabadda xornimada dalkaas
Isniin: June 27, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u diray walaalkiis Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Itoobiya oo lagu eedeeyay inay dishay ciidamo u dhashay Suudaan
Isniin: June 27, 2022 Milateriga Suudaan ayaa ku eedeeyay ciidamada Itoobiya inay dileen 7 askari oo u dhashay...
Ciidamada Dowlada oo dhibaato Xoogan ka Gaystay Degaan ay Dhawaan Qabsadeen
Isniin: June 27, 2022 Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose, gaar ahaan degaan lagu magacaabo Qudus ayaa sheegaya...
Caddeymo muujinayo ciidamada Ruushka oo raashiin ka xadaya Ukraine
Isniin: June 27, 2022 Baaritaan ay samaysay BBC-da ayaa lagu helay caddaymo muujinaya in ciidamada Ruushka ee qabsaday...
Gaari ay la socdeen wariyeyaal iyo askar oo qarax Culus lala eegtay
Isniin: June 27, 2022 Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saaka ka dhacay...
Faahfaahin Dheeri oo kasoo baxaysa Qarax khasaara Xoogan gaystay oo Ka Dhacay Duleedka Matabaan
Isniin: June 27, 2022 Inta la xaqiijiyay 4 Ruux ayaa ku geeriyootay 3 kalana waa ku dhaawacmeen kadib...