Insatagramka oo soo saaray hab lagu xaqiijin karo da’ad qofka
Arbaco: June 29, 2022 Instagram ayaa baaraysa qaabab loogu talagalay dhallinyarada si loo xaqiijiyo da’dooda iyo in ay...
Turkiga oo aqbalay in Sweden iyo Finland ay NATO ku biiraan
Arbaco: June 29, 2022 Gaashaanbuurta NATO ayaa daabacday heshiis lagu dardar galinayo xubinimada dalalka Sweden iyo Finland —...
R/wasaare Xamse oo maanta si rasmi ah kulamo ka bilaabay xafiiskiisa
Arbaco: June 29, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maanta si rasmi ah ugu...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo daah furay lacag dhan 25 Milyan oo loogu talagalay Taakulaynta Abaaraha
Arbaco: June 29, 2022 Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa maanta daah-furay...
Kulan loogu duceynayay shuhaddadii ku geeriyootay howlgallada ka dhan ah Argagixisada oo lagu qabtay Wisil
Talaado: June 28, 2022 Magaalada Wisil ayaa maanta martigalisay munaasabadda Xuska iyo Ducada Shuhadadii ku geeriyootay dagaalada lagu...
Daawo: Xasan Sheekh oo tijaabo cusub laga qaaday maanta iyo Villa Somalia oo war kasoo saartay xaaladdiisa
Talaado: June 28, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa laga waayey xanuunka COVID-19, kadib markii uu maanta...
Golaha Wakiillada Puntland oo ansixiyay Wasiiro uu Magacaabay Madaxweyne Deni
Talaado: June 28, 2022 Guddoomiye ku-xigeenka 1aad, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa maanta shir Guddoomiyey fadhiga 10-aad, Kalfadhiga 50-aad...
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo si rasmi ah xilka ula wareegay
Talaado: June 28, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah xilka...
Nin soo saaray naqshada Hudheel hawada sare laga sameyn karo kaasi oo ku shaqeynaya tamarta nukliyeerka
Talaado: June 28, 2022 Hudheel weyn oo ku shaqeeya tamarta nukliyeerka ‘flying hotel’, oo ay dhammaan u dhameystiranyihiin...
Dacwad oogaha guud ee Kenya oo sheegay in uu talaabo qaadi doono kadib markii u arkay baaritaan ay BBC-da sameysay.
Talaado: June 28, 2022 Dacwad oogaha guud ee Kenya ayaa sheegay in uu “ka xishooday” baaritanka ay BBC...