‘Trump oo isteerinka gaariga kula dhagay darawalkiisa
‘ Khamiis: June 30, 2022 Ilaa hadda guddiga Koongress-ka ee baaraya weerarkii 6-dii bishii January ee ka dhacay...
Madaxweynaha Jubbaland oo kormeeray kaam ay ku noolyihiin barakacayaal
Kahmiis: June 30, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kormeeray xaafadda Danwadaagta ee Degmada Dhoobley...
Wasiirka Qorsheynta XFS oo daah furay mashruuca Kobciye
Kahmiis: June 30, 2022 Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgshiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa...
Meydadka Tahriibayaal laga helay Saxaraha Liibiya
Kahmiis: June 30, 2022 Meydadka 20 qof oo tahriibayaal isla markaasna maalmo lagu la’aa Saxaraha Liibiya ayaa maanta...
Xafiiska Hanti-dhowrka oo looga yeeray baarlamaanka Puntland
Kahmiis: June 30, 2022 Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland oo maanta kulankoodii caadiga ahaa ku leh Caasimada Garoowe, waxaa looga...
Hirshabelle oo sheegtay in ay qaadeen jidgooyooyinkii yaalay deegaano ka tirsan G/Sh/Dhexe
Kahmiis: June 30, 2022 Howlgal si wadajir ah ay u fuliyeen taliska ciidamada booliska Hir-shabeelle iyo Saraakiisha Militariga...
Ergaga gaarka ah ee Gurmadka abaaraha oo ka hadlay Arima Xasaasi ah
Kahmiis: June 30, 2022 Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md....
Askeri Soomaaliya ka soo dagaallamay oo si layaab leh ugu bareeray Dagaalka u krain
Kahmiis: June 30, 2022 Nin horey uga tirsanaa ciidammada badda Kuuriyada Koonfureed isla markaana noqday Youtuber ayaa lasoo...
Masuuliyiin ka Tirsan Gobalka Mudug oo kormeer ku tegay Deegaano Dhibaatooyin ay ka jireen
Kahmiis: June 30, 2022 Guddoomiyaha Deegaanka Bajeela ee Koonfurta Gobolka mudug Maxamed Shuuke iyo xubno maamulkiisa ka tirsan...
PM Xamze“Madaxtooyada aan deganahay in gabar yar oo Afrikaan ah oo aan Muslim aheyn ay iga ilaaliso qof Soomaali ah, wax la aqbali karo maahan,”
Kahmiis: June 30, 2022 Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo ka hadlayay munaasabad lagu tageerayay oo caawa...