Isimada dhaqanka ee Gobolka Bari oo ka hadlay dhacdadii Garoonka diyaaradaha ee Bosaso
Isniin: July 11, 2022 Isimada dhaqanka ee Gobolka Bari ayaa ka hadlay dhacdii maanta ee Garoonka Bosaso looga...
Macaluul xun oo ay soo wajahday dalal badan oo ku yaalla dunida
Isniin: July 11, 2022 Warbixin ay soo saartey Qaramada Midoobay, ayaa lagu sheegay in dalal gaaraya 63 dal,...
Dalka Hindiya oo kuleylkiisu wuxuu gaarey heer aad u sarreeya xagaagan
Isniin: July 11, 2022 Dalka Hindiya, ayaa kuleylkiisu wuxuu gaarey heer aad u sarreeya xagaagan. Dhammaan heerarkii hore...
Ciyaaryahan Pogba oo dib ugu biiray kooxda hore ee Juventus.
Isniin: July 11, 2022 Ciyaaryahanka Paul Pogba, ayaa si bilaash ugu wareegay kooxda Talyaaniga ee Juventus, kadib markii...
Ciidanka booliiska Kenya oo xirey nin lagu eedeeyey inuu u dilay walaalkii nus Doolar deyn ah, oo uu ku lahaa.
Isniin: July 11, 2022 Ciidanka booliiska ee deegaanka Webuye ee dalka Kenya, ayaa xirey nin lagu eedeeyey inuu...
Puntland oo ka hadashay diyaaradii sitay guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka oo Muqdisho lagu celiyay
Isniin: July 11, 2022 Wasiirka arrimaha gudaha federaalka iyo dimuqraadiyaynta dawladda Puntland ee dalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulraxmaan Dhabancad,...
tababaraha Manchester United Eric Ten Hag oo xaqiijiyay in Cristiano Ronaldo uusan iib ahayn
Isniin: July 11, 2022 Si loo beeniyo wararka xanta ah, tababaraha Manchester United Eric Ten Hag ayaa xaqiijiyay...
Maxkamada xuquuqul insaanka ee Yurub oo ku dhaliishay Turkiga in uusan u hogaansamin
Isniin: July 11, 2022 Maxkamada xuquuqul insaanka ee Yurub ayaa ku dhaliishay Turkiga in uusan u hogaansamin go’aankii...
Jarmalka oo ka walaacsan in gaaskii Ruushku ka jaraty uu soo laaban waayo
Isniin: July 11, 2022 Sahayda gaaska dabiiciga ah ee Ruushku u siinayay Jarmalka iyada oo la sii marayo...
Maxkamad ku taalla gobolka Uttar Pradesh ee dalka Hindiya oo kordhisay xarigga wariye Muslim ah oo wajahaya eedeymo
Isniin: July 11, 2022 Maxkamad ku taalla gobolka Uttar Pradesh ee dalka Hindiya ayaa kordhisay xarigga wariye Muslim...