War kasoo kordhay nin madow ah oo lagu dhuftay 46 xabadood gudaha Mareykanka
Sabti: July 16, 2022 Nin madow ahaa oo 25 jir ahaa oo ay dileen booliska gobolka Ohio ee...
Hambalyo NIKAAX oo loo dirayo Liibaan Daacad & Fowsiyo Maxamed Cali oo meherkoodu ka dhacay Muqdisho
Waxaan tahniyad aroos hawada loo marineynaa Boqorka iyo boqorada Mr Liibaan Xaaji Abdi Jamac & Drs Fowsiyo Maxamed...
Rag lagu helay Al Shabaabnimo oo ka baxsaday Xabsi kuyaal Gaalkacyo
Wararka ka imaanaya Wuqooyiga Magaalada Gaalkacyo qeybta Puntland ayaa sheegaya in xabsi si aad ah loo ilaaliyo oo...
Ciidamo kamid noqonaya Booliska ATMIS oo soo gaaray Muqdisho
Cutubyo katirsan Qeybta Booliska ee Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa soo gaaray Magaalada...
Ciidanka DANAB & kuwa Jubbaland oo howlgal qorsheysan fuliyay
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gàar ahaan Ururka 5aad Guutada 16aad iyo kuwa daraawiishta Maamulka Jubbaland...
Ergayga gaarka ah ee Arrimaha Abaaraha oo Maanta ku wajahan Puntland
Waxaa lagu wadaa in Maanta oo Khamiis ah in degaannada Maamulka Puntland uu u safro Ergayga Gaarka ah...
Dowladda Shiinaha oo W/warfaafinta ka taageeridoonta mashaariic dhowr ah
Khamiis: July 14, 2022 Dowladda Shiinaha ayaa wasaaradda warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka taageeridoonta mashaariic dayactir loogu sameendoono...
Puntland oo rag soo qabashadooda lacag dhul-dhigtay
Khamiis: July 14, 2022 Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo bandhigtay sawirada qaar ka mid ah maxaabiia ka baxsatay...
Ergeyga gaarka ah ee arrimaha bini’aadanimada oo gaaray Garoowe
Khamiis: July 14, 2022 Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka iyo bini’aadanimada CC-Warsame ayaa...
Guddiga Doorashooyinka Puntland oo hortagay Baarlamaanka DGP
Khamiis: July 14, 2022 Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 19-aad, Kalfadhiga...