Ictiraafka Somaliland: Sharci ay ku faraxday Somaliland ayayay meel mariyeen xildhibaannada Mareykanka.
Axad: July 17, 2022 Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday Madaxbannaanida ee Somaliland ayaa soo dhawaysay...
Taliya NISA oo Safar ka Dhan ah Axmed Madoobe uu aaday Kenya
Axad: July 17, 2022 Agaasimaha NISA Mahad Salaad ayaa usocdaalaya dalka Kenya, maalin markii ay labada Madaxweyne dalalku-gaareen...
Madaxii hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowladda federalka Soomaaliya u fadhiyay magaalada Gaalkacyo oo la Dilay
Axad: July 17, 2022 Wararka naga soo gaaraya Waqooyiga gobolka Mudug oo ay ka arrimiso maamulka Puntland ayaa...
Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay Saraakiil sare oo ka socota Howlgalka ATMIS
Axad: July 17, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku xigeenka Ergayga...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dalalka Carabta ka codsaday wax-kaqabashada Abaaraha ka jira Soomaaliya
Axad: July 17, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha...
Dab khasaare geeystay oo ka kacay qeeyba ka mid ah dalalka yurub
Axad: July 17, 2022 Kumanaan dab-damis ah ayaa la tacaalaya dabka ka socda dalalka Portugal,Spain iyo Koonfur-galbeed ee...
Qarax xoogan oo daqiiqado ka hor ka dhacay magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle.
Axad: July 17, 2022 Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xoogan oo daqiiqado ka hor ka dhacay...
Askar Masaari ah oo nolasha lagu aasay
Axad: July 17, 2022 Warbaahinta Israa’iil ayaa shaacisay beerta dalxiiska ee ku taallo deegaanka Lahran oo ka tirsan...
Kaneeco sabab u noqotay in la xiro in la qabto tuug guri jabsaday
Axad: July 17, 2022 Booliiska dalka Shiinaha ayaa sheegay in ay qabteen tuug kadib markii ay DNA-giisa ka...
Jabuuti ma waxay ka niyad xumaatay xiriirka Soomaaliya ay la yeelatay Eritrea?
Axad: July 17, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasha rasmi ah ku maraya Jamhuuriyadda...