Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Wiil iyo Aabihiis oo kamid ah Ciyaal Weero oo Boolisku qabteen

Arbaco july 27, 2022 Howlgallo ka dhanka ah kooxaha ciyaal Weerada oo dhibaato xooggan ku haya shacabka magaalada...
QOL ContributorJul 27, 2022Jul 27, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Mustafe Cagjar oo sheegay in ciidankoodu gudaha Soomaaliya aagag ka samaysan doonaan

Arbaco july 27, 2022 Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar) ayaa kadib dagaalkii al-Shabaab ay...
QOL ContributorJul 27, 2022Jul 27, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Hoggaamiyayaasha Muslimiinta dalka Kenya oo ku baaqay, in xilka laga qaado wasiirka arrimaha waxbarashada ee Kenya, George Magoha

Arbaco july 27, 2022 Hoggaamiyayaasha Muslimiinta dalka Kenya ayaa ku baaqay, in xilka laga qaado wasiirka arrimaha waxbarashada...
QOL ContributorJul 27, 2022Jul 27, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Laftagareen oo ka hadlay qaraxii lagu dilay Gudoomiyihii Degmada Marko Waafow

Arbaco july 27, 2022 Madaxweynaha Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka Guud ahaan Shacabka...
QOL ContributorJul 27, 2022Jul 27, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Hoggaamiyaha TPLF oo farriin cusub soo diray

Talaado: July 25, 2022 Hoggaamiyaha TPLF ayaa sheegay in aysan aqbaleyn wadahadal ku saabsan in ciidamada Tigray ay...
QOL ContributorJul 26, 2022Jul 26, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ruushka oo weli sii wado duqeymaha uu ka geysanayo Ukraine

  Talaado: July 25, 2022 Ruushka ayaa gantaallo iyo madaafiic ku garaacay magaalada koonfurta ku taalla ee dekedda...
QOL ContributorJul 26, 2022Jul 26, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Mas’uuliyiinta Dowlad Deegaanka oo sheegay in ciidamada Liyuu Boolis ay dileen 85 kamid ah dagaalkii shalay ee Alshabaab la galeen.

    Talaado: July 25, 2022 Mas’uuliyiinta Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegay in ciidamada Liyuu Boolis...
QOL ContributorJul 26, 2022Jul 26, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiiradii Dhaqanka dowlada Baxreyn oo Xilka looga qaday Markii ay salaanta ka qaadi waysay danjiraha Israa’iil u jooga dalkeeda

    Talaado: July 25, 2022 Wasiiradii Dhaqanka dowlada Baxreyn Sheikha Mai ayaa xilka laga qaaday kaddib markii...
QOL ContributorJul 26, 2022Jul 26, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Masar oo Soomaaliya u sameeyay balanqaad weyn

Talaado: July 25, 2022 Madaxweynayaasha Masar iyo Soomaaliya oo goordhow shir jaraa’id wadajir qabtay, kaddib wada hadal labo...
QOL ContributorJul 26, 2022Jul 26, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiiradda Difaaca dalalka Masar iyo Soomaaliya oo ka Heshiiyay Arima Xasaasi ah

Talaado: July 25, 2022 Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabdulkadir Maxamed Nuur oo ku sugan magaalada Qaahira ee dalka Masar...
QOL ContributorJul 26, 2022Jul 26, 2022
Read More
428429430431432