Afhayeenka aqalka wakiilada Mareykanka, Nancy Pelosi oo goor dhawatd gaartay jasiiradda Taiwan.
Isniin: August 2, 2022 Afhayeenka aqalka wakiilada Mareykanka, Nancy Pelosi ayaa gaartay jasiiradda Taiwan, kaddib todobaadyo ay socdeen...
Markabka Ukraine oo haruur sida oo soo gaaray biyaha Turkiga..
Isniin: August 2, 2022 Waxaa biyaha waddanka Turkiga soo gaaray markabkii ugu horreeyay ee haruur sida, kaas oo...
Itoobiya oo la sheegay inay si xun ula dhaqanto wariyeyaasha
. Isniin: August 2, 2022 Kooxo u ololeeya xoriyadda saxaafadda ayaa shegaya in Itoobiya ay haatan la simantahay...
Xoghayaha Guud ee QM, António Guterres oo sheegay inay dunida halis ugu jirto in Nuclear la isku adeegsado
Isniin: August 2, 2022 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, António Guterres oo ka hadlayay furitaanka shirka dib u...
Urur Siyaasadeedka Mideeyey oo hambalyo u direy Xoghayihii ururka Abshir Cumar Huruuse
Isniin: August 2, 2022 Waxaa golaha wasiirada xukuumadda federaalka ka soo dhex muuqday Xoghayhii guud ee ururka Mideeye...
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre Oo Ku Dhawaaqay Xukuumad Ka Kooban 26 Wasiir
Muqdisho, 02, Agoosto, 2022–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ku dhawaaqay xubnaha golaha...
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya qasaaraha dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan dhinaca degmada Maxaas
Talaado: august 2, 2022 Warrarka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaal culus uu...
Ku dhawaaqista Golaha cusub ee wasiirrada Soomaaliya
Talaado: august 2, 2022 Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa inuu...
Shir xasaasi ah oo u socdo Xasan Sheekh, Aadan Madoobe iyo Rooboow
Talaado: august 2, 2022 Wararka laga helayo Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in haatan shir xasaasi ah oo saddex...