Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Deg Deg: Fu’aad Shongole-hii ay dilkiisa sheegatay Itoobiya oo soo hadlay, soona saaray digniin culus

Arbaco: august 3, 2022 Fu’aad Maxamed Khaliif (Fu’aad Shangole) oo ka mid ah madaxda ugu sareysa Al-Shabaab ayaa...
QOL ContributorAug 3, 2022Aug 3, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Afahayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi oo soo afjartay booqashadii ay ku joogtay jasiiradda Taiwan

. Arbaco: august 3, 2022 Afahayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ayaa soo afjartay booqashadii ay ku joogtay...
QOL ContributorAug 3, 2022Aug 3, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Xujeyda tegta Xaramka oo mar kale loo ogolaaday inay taabtaan ama dhunkadaan Xajarul-Aswadka

Arbaco: august 3, 2022 Xujeyda tegta Xaramka ayaa mar kale loo ogolaaday inay taabtaan ama dhunkadaan Xajarul-Aswadka oo...
QOL ContributorAug 3, 2022Aug 3, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Al-Qaacidda oo aan weli ka hadlin dilkii Ayman-Al-Zawahiri

Arbaco: august 3, 2022 Kooxda Al-Qaacidda ayaanan weli ka hadlin, dilkii Axadii loo geystay hogaamiyahooda, Ayman al-Zawahiri, kaas...
QOL ContributorAug 3, 2022Aug 3, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Mareykanka oo beeniyay digniin oo hore uga soo saaray doorashada Kenya.

Arbaco: august 3, 2022 Safaaradda Maraykanka ee Kenya ayaa beenisay digniin amni oo ay maanta u jeedisay shacabkeeda...
QOL ContributorAug 3, 2022Aug 3, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

wafti uu horkacayo taliyaha guud ee ciidanka Dowlad Deegaanka Soomaalida, General Mohamed oo gaaray Xudur.

Arbaco: august 3, 2022 Waxaa degmada Xudur ee Gobolka Bakool gaaray wafti uu horkacayo taliyaha guud ee ciidanka...
QOL ContributorAug 3, 2022Aug 3, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Dibadbax lagu taageerayo Ciidmada Liyuu Booliis oo ka dhacay Jigjiga

Arbaco: august 3, 2022 Dibadbax ka dhan ah Al-Shabaab laguna taageerayo Ciidamada Liyuu Booliis ee Dowlad deegaanka Soomaaliada...
QOL ContributorAug 3, 2022Aug 3, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Somaliland oo shaacisay inay tallaabo ka qaadeyso dadkii banaanbax dhiga

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa shir gudoomiyey kulan ku saabsan xoojinta Amniga, Isu xogwaraysi,...
Bashiir BarreAug 3, 2022Aug 3, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ansixiyay Golaha Wasiirada Cusub

Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa Maanta waxaa ay kulan ku yeesheen Magaalada Jowhar, iyaga oo kulankooda ku...
Bashiir BarreAug 3, 2022Aug 3, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Itoobiya iyo Somaliand oo ka wada hadlay adkeynta Amniga xaduudaha

Taliyaha ugu sareeya Ciidamada Sirdoonka dowladda Federaalka Itoobiya Janeraal Buhane Kabede iyo Saraakiil la socotay ayaa Maanta Magaalada...
Bashiir BarreAug 3, 2022Aug 3, 2022
Read More
413414415416417