Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Magacaaban ee Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odowaa oo gaaray Kampala.
Khamiis: August 4, 2022 Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Magacaaban ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa...
Marak dagaalka Mareykanka ee Markabka USS Ronald Reagan oo u dhaqaaqay dhinaca Taiwan
Khamiis: August 4, 2022 Taliska Ciidamada Badda ee Mareykanka ayaa sheegay in markabka diyaaradaha xambaarsan ee lagu magacaabo...
Taiwan oo qaadday tallaabo ay uga jawaabayso gantaallada uu riday Shiinaha
Khamiis: August 4, 2022 Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Tiwan ayaa sheegay in ay...
Jubbaland & Galmudug oo qaadacay Xukuumadda uu soo dhisay RW Xamse
Khamiis: August 4, 2022 War-saxaafadeed kasoo baxay Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Galmudug ayaa markii ugu horreysay looga hadlay...
Agaasimaha Garoonka diyaaradaha Taiwan oo sheegay in la baajiyay in ka badan 50 duullimaad oo caalami ah garoonka diyaaradaha Taiwan
Khamiis: August 4, 2022 Mas’uuliyiinta garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Taiwan, Taoyuan, ayaa sheegay in maanta oo Khamiis...
Maraakiibta ganacsiga oo lagu qasbay inay ka leexdaan Taiwan xiisadda darteed
Khamiis: August 4, 2022 Maraakiibta ganacsiga oo lagu qasbay inay ka leexdaan Taiwan xiisadda darteed Dhoolatuska milatari ee...
Shiinaha iyo Jabaan oo ay ka dhex tafatay xiisadda Taiwan darted
Khamiis: August 4, 2022 Wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha Wang Yi ayaa sheegay in shir ay yeelan lahaayeen wasiirka...
Mareykanka oo ka hadlay dhoollatuska milateri ee Shiinaha uu ka sameeyay Taiwan
Khamiis: August 4, 2022 Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka, Antony Blinken ayaa sheegay in dhibaato kasta oo ka dhalata...
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Sool ee Somaliland oo ay gelbinayeen gaadiid dagaal oo aad u farabadan oo gaaray Degmada Boocame
Khamiis: August 4, 2022 Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Sool ugu magacaaban Somaliland Cabdikariin Aaden Xaaji Diiriye oo...
Guddoomiye ku-xigeenka ee golaha shacabka Sacdiya oo kasoo horjeeda habka loo xulay golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya
Khamiis: August 4, 2022 Guddoomiye ku-xigeenka ee golaha shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa kasoo horjeeda habka loo...