Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Todobaad ka dib markii damiin lagu sii daayay, wariye Alinur Salad ayaa weli awoodi la’ inuu hawshiisa saxafinimo qabto; Madaxweyne Xasan weli ma fulin ballantii ahayd in dacwada laga laabto.

MUQDISHO, Soomaaliya, 04 August 2024 – Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu ugu baaqayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu...
QOL EditorAug 4, 2024Aug 4, 2024
Read More
WARARKA MAANTA

A week after his release on bail, journalist Alinur Salad is unable to conduct journalism; President Hassan has not fulfilled his promise to drop the case

MOGADISHU, Somalia, 04 August 2024 – The Somali Journalists Syndicate (SJS) calls on Somali President Hassan Sheikh Mohamud...
QOL EditorAug 4, 2024Aug 4, 2024
Read More
WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in la qaadday tallaabooyin adag oo lagula xisaabtamayo saraakiishii shaqada ku lahayd goobaha la weeraray.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo caawa ku booqday isbitaalka Erdogan shacabka ku...
QOL EditorAug 4, 2024Aug 4, 2024
Read More
WARARKA MAANTA

Prime Minister Condemns Deadly Beach Attack as ‘Barbaric Act’ by Kharijites

PRESS RELEASE FOR IMMEDIATE PUBLICATION Prime Minister Condemns Deadly Beach Attack as ‘Barbaric Act’ by Kharijites Mogadishu, Saturday...
QOL EditorAug 3, 2024Aug 3, 2024
Read More
WARARKA MAANTA

Shacab iyo Siyaasiyiin ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan in aan shir loo baahneyn ee larabo tallaabo inuu qaado

Muqdisho – Falcelin xoog leh ayaa ka dhalatay tallaabo uu maanta qaaday madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud...
QOL EditorAug 3, 2024Aug 3, 2024
Read More
WARARKA MAANTA

Maxaa Ka Socda Isbitaallada Muqdisho oo La Geeyay Dhaawacyadii Ugu Badnaa 2024

Isbitaallada Muqdisho waxaa maanta ka jira cariiri xad-dhaaf ah, ka dib markii la gaarsiiyay dhaawacda dadkii ku dhaawacmay...
QOL EditorAug 3, 2024Aug 3, 2024
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan oo KulaN Isugu Yeeray Laamaha Amniga Kadib Weerarkii Xeebta Liido

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen...
QOL EditorAug 3, 2024Aug 3, 2024
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamada Ammaanka oo Ku Guuleystay Soo Afharidda Weerarkii Lagu Qaaday Hotel Ku Yaalla Liido

Ciidamada nabad-galyada dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow soo afjaray weerar ay koox hubaysani ku qaadeen xeebta liido ee...
QOL EditorAug 3, 2024Aug 3, 2024
Read More
WARARKA MAANTA

Qaraxyo Lagu Weeraray Hotel Ku Yaalla Xeebta Liido

Qaraxyo ayaa goor dhow ka dhacay degmada Cabdicasiis gaar ahaan xeebta Liido oo habeenka Jimcada ay damaashaad u...
QOL EditorAug 3, 2024Aug 3, 2024
Read More
WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda Taliska Guud ee Ciidanka Jabuuti oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho

Muqdisho – Wafdi ka socda Taliska Guud ee Ciidanka Jamhuuriyadda Jabuuti oo uu hoggaaminayo S/Guuto Cabdiraxmaan Cabdi Dhimbil,...
QOL EditorAug 2, 2024Aug 2, 2024
Read More
4142434445