Musharax Raila Odinga iyo Haweeneyda Madaxweyne ku-xigeenka u Noqon Doonta hadii uu guuleesto oo laga cabsi Qabo Dagaal
Sabti: AUGUST 6, 2022 Murashaxiinta ugu cadcad doorashada madaxtinimada Kenya, ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah...
Haweenay muddo 20 sano loo haystay inay dhimatay oo iyadoo socota qoyskeedii u tagtay
Sabti: AUGUST 6, 2022 Haweeney 20 sano kahor arageeda laga waayey dalka Hindiya, ayaa laga helay gudaha dallka...
Madaxweynaha maamulka Koonfur oo gaarey magaalada Addis Ababa
Sabti: AUGUST 6, 2022 Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdulcasiis Xasan Maxamed, ayaa gaarey magaalada Addis Ababa,...
Maalinta ugu dambeysay ololaha doorashada Kenya
Sabti: AUGUST 6, 2022 Maanta waa maalintii ugu dambeysay ee ololaha doorashada la filayo inay Kenya ka dhacdo...
Safiirka Mareykanka u fadhisa Qaramada Midoobay oo booqatay dalal oo Afrika ku yaalla, iyadoo uga digtay inay Ruushka waxba ka iibsadan
Sabti: AUGUST 6, 2022 Safiirka Mareykanka u fadhisa Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa booqatay dhowr dal oo Afrika...
Doorashooyinkii Kenya ee ay rabshaduhu ka dhasheen 30 Sano ee la soo dhaafay
Sabti: AUGUST 6, 2022 Muddo 30 sano ah oo uu dalka Kenya ka jiro nidaamka xisbiyada badan waxaa...
Puntland oo maalmaha shaqada ka dhigtey 5 maalmood, sabtida oo maalin fasax ah noqotay.
Sabti: AUGUST 6, 2022 Dowladda Puntland ayaa isbeddel ku samaysey maalmaha shaqada oo markii hore ahaa 6 maalmood,...
Madaxweyne Xasan oo shaaciyey siyaasadaha dowlada cusub uga degsan la dagaallanka argagixisada
Sabti: AUGUST 6, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Xasan Sheekh Maxamuud...
Ma dhabbaa, in dhinac ka mid ah labadii dhinac ee u dhexeysay dacwadii MASJID QUBA AMSTERDAM guuleysteen.?
Sebti, 6 Agoosto [Qaranimo Online] Waxaa dhowaan soo baxay warar sheegaya in 2-dii dhinac ee isku hayay maamulka...
Ciidanka sirdoonka Koonfur Galbeed oo howlgallo Qorsheysan fulliyay
Sabti: AUGUST 6, 2022 Qarax aad u xooggan ayaa Jimcihii ku dhacay meel u dhow goob ay ku...