Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

FBI-da Maraykanka oo baadhis ku sameeyey guri uu leeyahay Madaxweynihii hore Donald Trump

Talaado: AUGUST 9, 2022 Saraakiil ka tirsan hay’adda FBI-da Maraykanka ayaa la sheegay inay baadhis ku sameeyeen qasri...
QOL ContributorAug 9, 2022Aug 9, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Rabshado ka dhacay Deegaan-doorashada magaalada Wajeer ee Kenya oo sababay in la hakiyo doorashadii halkaas.

Talaado: AUGUST 9, 2022 Rabshado shalay ka dhacay Deegaan-doorashada Ceel-Dhaas oo hoostaga magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi-bari Kenya...
QOL ContributorAug 9, 2022Aug 9, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Shacabka Kenya oo saaka u dareeray doorashada guud ee dalkaasi

Talaado: AUGUST 9, 2022 Shacabka dalka Kenya ayaa saaka u dareeray goobaha doorashada, si ay ugu codeeyaan hoggaanka...
QOL ContributorAug 9, 2022Aug 9, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Raysalwasaare Xamse Cabdi Barre oo Puntland ku wajahan: safarkiisi u horeeyey.

Talaado: AUGUST 9, 2022 Raysalwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi-Aar ayaa qorshaynaya safarkiisi u horreeya in uu...
QOL ContributorAug 9, 2022Aug 9, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh “Kampala waxaan ka furi doonaa Iskuullo lagu barto afka iyo taariikhda Soomaaliya

Isniin: AUGUST 8, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa...
QOL ContributorAug 8, 2022Aug 8, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Dowladda Deegaanka Soomaalida oo Jigjiga ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Isniin: AUGUST 8, 2022 Madaxweynaha Dowladda Deegaanka Soomaalida ayaa Jigjiga ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed...
QOL ContributorAug 8, 2022Aug 8, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Cumar Filish “Ciyaal weerada Muqdisho waxay ka dhasheen duulaan mucaaradka

Isniin: AUGUST 8, 2022 Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish oo marti ku ahaa barnaamij uu qabtay TV-ga Universal...
QOL ContributorAug 8, 2022Aug 8, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Hoggaamiyaha militeriga ah ee Chad oo heshiis nabadeed la saxeexday in ka badan 40 kamid ah kooxaha mucaaradka ah

Isniin: AUGUST 8, 2022 Hoggaamiyaha militeriga ah ee Chad, Mahamat Idriss Déby ayaa heshiis nabadeed la saxeexday in...
QOL ContributorAug 8, 2022Aug 8, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha guddiga Midowga oo cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ka fulisay marinka Qaza ee Falastiin.

Isniin: AUGUST 8, 2022 Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ka fulisay...
QOL ContributorAug 8, 2022Aug 8, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Guddoomiyaha guddiga doorashada ee Kenya oo joojiyey doorashooyinka ka dhici lahaa Bari Mombasa iyo Kakamega

. Isniin: AUGUST 8, 2022 Guddoomiyaha guddiga doorashada ee Kenya Wafula Chebukati ayaa joojiyey doorashooyinka afar xil oo...
QOL ContributorAug 8, 2022Aug 8, 2022
Read More
401402403404405