Dowladda Soomaaliya oo kaashaneysa Taliska ciidamada AFRICOM oo saddex weerar oo cirka ah ku qaaday argagixisada Al-Shabaab
Arbaco: AUGUST 10, 2022 Dowladda Soomaaliya oo kaashaneysa Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa saddex weerar oo cirka ah...
xaaladda nololeed ee qoysas ka cararray tuulooyin hoos yimaada degmada Maxaas Al-Shabaab shalay gubeen.
Arbaco: AUGUST 10, 2022 Waxa laga dayrinayaa xaaladda nololeed ee qoysas ka cararray tuulooyin hoos yimaada degmada Maxaas...
Maxaabiis hore oo shaaca ka qaaday kufsi ka dhaca xabsiyada Ruushka
Arbaco: AUGUST 10, 2022 Baaritaan ay sameysay BBC-da ayaa lagu ogaaday in jirdil nidaamsan oo ay ku jiraan...
Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo UCID oo mudaaharaad ku baaqey Maalinta bari ah.
Arbaco: AUGUST 10, 2022 Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo UCID ayaa taageerayaashooda ugu baaqey in maalinta berri...
Qaramada midoobay oo loogu baaqay inay wax ka qabtaan warshadda Nukliyeerka Ruushka
Arbaco: AUGUST 10, 2022 Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka warshadaha ku horumaray ee G-7 ayaa ka digay in...
Xildhibaaankii Kenya ee qof toogasho ku dilay oo wali lagu daba jiro
Arbaco: AUGUST 10, 2022 Agaasimaha xiriirka dadweynaha ee Kenya ayaa amar ku bixiyay in lasoo xiro xildhibaan Didimus...
Guddiga gudmadka abaaraha Puntland oo daahfuray wajiga kowaad ee gurmadka abaaraha
Arbaco: AUGUST 10, 2022 Guddiga gudmadka abaaraha Puntland ayaa maanta daahfuray wajiga kowaad ee gurmadka abaaraha taas oo...
Wasiirrada cusub ee Amniga iyo Diinta & Awqaafta oo xilalka la wareegay
Muqdisho, 10, Agoosto, 2022– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka...
Erdogan “ Waxaan joognaa marxaladdii ugu sarreysay siyaasad ahaan, ciidan ahaan iyo diblomaasiyad ahaanba
Arbaco:AUGUST 10, 2022 Guulo diblomaasiyadeed oo xiriir ah, oo ay ugu dambeysay heshiiskii Ruushka iyo Ukraine ee ahaa...
M/weynaha Uganda oo ku baaqay in Cune-qabteyn hubka laga qaado Soomaaliya
Arbaco:AUGUST 10, 2022 M/weynaha Uganda Yuweri Musavani ayaa ka dalbaday golaha amaanka ee Q,M in cunaqabataynta hubka laga...