Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo ka warbixiyey Safarkii uu ku tegey Dowlad Deegaanka Soomaalida Jig jiga
Khamiis: AUGUST 11, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Golaha...
Dad ku dhintay rabshado ka dhacay magaalada Hargaysa ee Somaliland
Khamiis: AUGUST 11, 2022 Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay dhowr kalena wey ku dhaawacmeen dibadbaxyo maanta...
Xasan Sheekh oo La-taliye Sare oo arrimaha siyaasadda u magacaabay Axmed Cabdisalaan Xirsi.
Khamiis: AUGUST 11, 2022 Wareegto rasmi ah oo kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...
Warbaahinta Kenya oo looga digay ku dhawaaqista guuleystaha xilka madaxweynaha
Khamiis: AUGUST 11, 2022 Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka iyo Xudduudaha ee Kenya (IEBC) ayaa uga digay warbaahinta inay shaaciso...
Gabdhaha guurka loo soo bandhigto diida oo ganaax lacageed laga qaadayo Waqooyiga-galbeed ee dalka Chad
Khamiis: AUGUST 11, 2022 Dumarka diida dalabka guurka ee ku nool deegaanka Mangalmé ee waqooyiga-galbeed ee dalka Chad...
Tirintii Codadka Doorashada Kenya oo goor dhawayd la soo gabagabeeyay iyo Madaxweyne lagu dhawaaqayo goor dhaw
Khamiis: AUGUST 11, 2022 Dadka Kenya ilaa hadda ma oga qofka noqonaya madaxweynahooda xiga, iyadoo in ka badan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay goor dhawayd kadib safarkiisii dalka Uganda
Khamiis: AUGUST 11, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo...
Lift arms embargo on Somalia, Museveni, Mohamud urge UN
WEDNESDAY AUGUST 10 2022 – Uganda President Yoweri Museveni and his Somali counterpart Hassan Sheikh Mohamud want the...
Guddigii uu Magacaabay Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo gaaray Beledweyne
Wafdi Wasiiro ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Amniga Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre, isla markaana ah uddigii...
Musharax Madaxweyne oo Diyaarad la dhacday oo soo diray Codsi
Khamiis: AUGUST 11, 2022 Musharax u taagan xilka Madaxweynaha dalka Panama ayaa galay shil diyaaradeed, waxaana musharaxan muuqaal...