Mas’uuliyiin katirsan KGS oo gaaray Degmada Bardaale oo go’doonsan
Isniin: AUGUST 15, 2022 Mas’uuliyiin katirsan Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Isaaq...
Ciidanka Xoogga oo sheegay in ay Al-shabaab kala wareegay tuulooyin ka tirsan G/Hiiraan
Axad: AUGUST 14, 2022 Ciidanka Xoogga dalka oo maalmahan ka waday howgallo gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay...
Madaxweyne ku- xigeenka dalka Kenya William Ruto oo qarka u saaran guusha doorashada Madaxweynaha Kenya.
Axad: AUGUST 14, 2022 Madaxweyne ku- xigeenka dalka Kenya William Ruto ayey aad ugu dhawdahay in uu ku...
Gobolka Rift Valley ee dalka Kenya waxaa dabaal dag ku samaysay, Linet Chepkorir ‘Toto’, oo 24 jir ah kana mid Noqotay baarlamaanka Kenya
. Axad: AUGUST 14, 2022 Tuulada fog ee Chemomul, ee ismaamulka Bomet, ee gobolka Rift Valley ee dalka...
Raila Odinga “Dhammaanteen waxaan qeyb ka nahay hal waddan, waxaana dooneynaa in Kenya ay sii xoogeysato, horayna u socoto.
Axad: AUGUST 14, 2022 Murashaxa Madaxweyne ee isbaheysiga siyaasadda ee Azimio La Umoja, Raila Odinga, ayaa ka hadlay...
Salman Rushdie oo 75 jir ah oo si xun loogu dhaawacay markii la tooriyeeyey indhaha beelay
Axad: AUGUST 14, 2022 Mr Rushdie oo 75 jir ah ayaa si xun loogu dhaawacay markii la tooriyeeyey...
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil oo sheegay in qof kasta oo dhibaateeya muwaadiniinta Israa’iil aaanay heli doonin meel ay ku dhuumato
Axad: AUGUST 14, 2022 Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Yair Lapid ayaa digniin ku bixiiyey in qof kasta oo dhibaateeya...
Bisadaha ku nool Jarmalka oo lagu wadaa in loo oggolaado in ay bannaanka uga soo baxaan guryahooda
Axad: AUGUST 14, 2022 Bisadaha ku nool magaalada ku taalla Jarmalka ee Waldorf ayaa lagu wadaa in loo...
41 qof oo ku dhintay dab ka kacay kaniisad ku taalla magaalada Qaahira
Axad: AUGUST 14, 2022 Ugu yaraan 41 qof ayaa ku dhintay dab maanta oo Axad ah ka kacay...
Munaasabad lagu taageerayey Xukuumadda Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho
Axad: AUGUST 14, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu...