Qaraxyo Xoogan iyo Rasaas wali ka dhax socota caawa ka dhax socota Hotelka Xayaat habeenkii labaad
Sabti: august 20, 2022 Qaraxyo aad u xoogan oo laga maqlayo qeybo badan oo kamid ah magaalada Muqdisho...
Warar dheeraad ah oo kasoo baxday khasaaraha weerarka Shabaab ee wali ka socda hotel Xayaa Qaraxyo iyo dagaal mar kale ka biloaawday 17 saac kadib
. Sabti: AUGUST 20, 2022 Aggaasimaha isbitaalka Madiina, Dr Maxamed Cabdiraxmaan Jaamac, (Dr. Burtuqal), ayaa ka hadlay...
War deg deg ah: Qaraxyo iyo Rasaas culus oo laga maqlayo Hotel Xayaat iyo Ciidamada oo awood adeegsanaya
Sabti: AUGUST 20, 2022 Qaraxyo iyo rasaas xoogan ayaa wali laga dhax maqlayaa hotelka Xayaat ay ku...
Wasiir Fiqi” Waxaan uga digayaa maleeshiyada Al-shabaab in aysan carqaladeyn arrimaha gargaarka”
Sabti: AUGUST 20, 2022 Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siinayay warbaahinta...
WFP oo markale digniin ka soo saartay Abaaraha ka jira Geeska Afrika
Sabti: AUGUST 20, 2022 Hay’adda Cunnada Adduunka WFP, ayaa ka digtay Abaaro daran oo ay halis ugu jiraan...
Manchester United oo heshiis la gaartay khadka dhexe ee Real Madrid Casemiro
Sabti: AUGUST 20, 2022 Manchester United ayaa heshiis la gaartay kooxda heysata horyaalka La Liga ee Real Madrid,...
Maxkamad xabsi daa’in ku xukuntay xubin ka tirsan Daacish oo lagu helay dilka muwaadiniin Mareykan ah
Sabti: AUGUST 20, 2022 Xaakim ka tirsan maxkamadda Federaalka Mareykanka ayaa Jimcihii xukun xabsi daa’in ah ku riday...
Shilinka Kenya oo xasilloon iyo ganacsiga oo sare u kacay kadib hakad ku yimid xilligii doorashada Kenya
Sabti: AUGUST 20, 2022 Shilinka Kenya ayaa Jimcihii si weyn u xasilloonaa marka loo eego sarrifka dollar, iyadoo...
Kulankii Golaha Shacabka ee maanta oo la baajiyay
Sabti: AUGUST 20, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa maanta baajiyay kulankii ay ku ballansanaayeen Xildhibaannada, kaasi oo lagu...
Khasaare ka dhashay hoobiyeyaal lagu garaacay magaalada Muqdisho
Sabti: AUGUST 20, 2022 Xaafadda Xamar Jajab, ee magaalada Muqdisho, ayaa waxaa lagu garaacay hoobiyeyaal. Waxaa ku dhaawacmay...