Madaxweyne Xasan “Shacabka Soomaaliyeedoow, waan ogahay inaad ku daasheen tacsida iyo barooradiiqda joogtada ah.
Talaado: AUGUST 23, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya oo manta hsir guddoomiyay shirka Guddiga Amniga Qaranka ayaa sheegayin dowladiisa ay...
20 sano kahor shilka halista ahaa ee ay ku geeriyootay Princess Diana waxay saadaalisay inay ku dhiman doonto shil baabuur.
Talaado: AUGUST 23, 2022 Labaatan sannadood kahor shilka halista ahaa ee ay ku geeriyootay, Princess Diana waxay saadaalisay...
Wakiilka Britain u fadhisa Kenya oo ka hadashay eedeymo la xirriira inay faragelin ku sameysay doorashadii guud ee Kenya
Talaado: AUGUST 23, 2022 Wakiilka sare ee dalka Britain u fadhisa Kenya, Jane Marriott ayaa meesha ka saartay...
Xaliimo Yarey oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiyada Doorashada Dalalka Carabta
Talaado: AUGUST 23, 2022 Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan ee Soomaaliya, Xaliima Yarey ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Guud...
Magaakada Baydhabo Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun ku riday 15 qof
Talaado: AUGUST 23, 2022 Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xabsiyo kala duwan ku xukuntay 15 qof...
Khasaare ka dhashay shil gaari oo ka dhacay duleedka Jowhar
Talaado: AUGUST 23, 2022 Wararka naga soo gaaraya Tuulada Dhaaygawaan oo hoos timaada degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellada...
Ciidanka Dowladda oo la wareegay deegaan ka tirsan G/Hiiraan
Talaado: AUGUST 23, 2022 Ciidanka Xoogga gaar ahaan qeybta 27-aad oo howlgallo kala duwan wali kawada degaanno hoostaga...
DF Soomaaliya oo maanta dalka keeneysa Dhalinyarro muddo ku xirnaa Liibiya
Talaado: AUGUST 23, 2022 Dowladda Soomaaliya ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ay dib dalka ugu soo...
Machadka Heritage oo soo bandhigay caqabadaha ugu weyn ee haysta dastuurka dalka – CILMI BAARIS.
Talaado: AUGUST 23, 2022 Machadka cilmibaarista ee Heritage ayaa soo saarey daraasad ka kooban 30 bog oo si...
Golaha Wasiirrada oo maanta la isugu yeeray kulan Deg deg ah
Talaado: AUGUST 23, 2022 Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka ayaa maanta ka furmaaya Magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa...