Mareykanka oo ku dhawaaqay ku dhawaad 3 bilyan oo doolar oo gargaar militari ah oo cusub oo la siinayo Ukraine
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Mareykanka ayaa ku dhawaaqay ku dhawaad 3 bilyan oo doolar oo gargaar militari ah...
Wasiirka Gaashaandhiga iyo Saraakiisha Ciidanka oo tagey deegaano laga saaray Al-shabaab
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Wasiirka Gashaandhiga Soomaaliya, Saraakisha Ciidamada Qalabka sida iyo Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Mudane Cali Jeeyte...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse oo lagu wado in saacadaha soo socda gaaro Magaalada Beledwayne ee Gobolka Hiiraan.
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda gaaro...
Madaxweyne Soomaaliya oo la filayo inuu maanta gaaro Puntland
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda gaaro Magaalada...
QM oo sheegtay shidaal ay laheyd bililiqeysteen maleeshiyaadka TPLF
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ciidanka Tigreega ay bililiqeysteen 570,000 oo liitir oo shidaal...
Xasan Sheekh: Rajada ay shacabku ka qabaan Xukuumaddan waa inay u horseeddo xasilloni, amni iyo horumar
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb galay kulan lagusoo gunaanaday shirkii Golaha...
Xildhibaanada golaha shacabka ee oo berri yeelanaya kulan Deg deg ah iyo la Xisaabtanka Hay’adaha amniga dalka
Arbaco: AUGUST 24, 2022 Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa berri yeelanaya kulankoodii ugu dambeeyey ee...
Shirkii golaha wasiirada oo lasoo xiray iyo Qodobo hor dhac ah oo laga soo saaray dagaalka al-shabaab
Arbaco: AUGUST 24, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo soo xiray kulan-wadareedkii labada maalmood u socday...
Golaha Fulinta Deegaanka Soomaalida oo Galbeedki Siti uu ansixiyey laba degmo oo cusub
Arbaco: AUGUST 24, 2022 Golaha fulinta Dawlada Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa ansixiyay laba Degmo oo cusub....
Uganda oo lagu wadaa inay dalka oo dhan ku rakibto 2,000 oo goobood oo qadka Wi-Fi ah Free ah internet bilaash ah
Arbaco: AUGUST 24, 2022 Uganda ayaa lagu wadaa inay dalka oo dhan ku rakibto 2,000 oo goobood oo...