Japan oo u ololeyn doonta in Afrika kursi joogto ah ka hesho Golaha Amaanka, Qaramada Midoobay
Isniin: AUGUST 29, 2022 Raysalwasaaraha Japan Fumio Kishida, ayaa sheegay in dowladiisa ka shaqeyn doonto in dib u...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee TICAD8
Muqdisho, 25 Agoosto 2022–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga...
Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Japan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Muqdisho, 28 Agoosto 2022– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa waxa uu kulan doceed...
askari ka Tirsana Ciidanka Dowlada oo haddana bil walba 70 dollar ka qaadanayey Al-Shabaab oo Lasoo Bandhigay
Axad: AUGUST 28, 2022 Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee qeybta 60-aad ee fadhigeedu yahay magaalada Baydhaba ayaa shalay...
KamAc Ducaale walaalkeed oo oo ka Hadlay geerideeda Walaashiis
Axad: AUGUST 28, 2022 Maxamed Cusmaan Xasan Ducaale oo ay walaalo ahaayeen marxuum Kamac Cusmaan Xasan Ducaale oo...
Ciidamada ammaanka oo Howlgal Culus ka sameeyey Magaalda Muqdisho Xalay
Axad: AUGUST 28, 2022 Ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa xalay...
Itoobiya oo war Cusub ka soo saartsy Dagaalada kasoo cusboonaaday iyo Ciidamada oo ka baxay Deegaano hor leh
Axad: AUGUST 28, 2022 Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay isaga baxeen magaalada Kobo ee waqooyiga gobolka Axmaarada...
Dagaalo Qaraar oo Tan iyo Shalay Kasocda Galmudug iyo Khasaaro Xoogan oo Ka dhashay
Axad: AUGUST 28, 2022 Dhimasahada 30 qof iyo dhawaacyo boqol ka badan ayaa shalay kali ah soo kala...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Puntland oo kormeer iyo indho indheen ku yimi xarunta dhexe ee Guddiga Doorashooyinka Puntland.
Axad: AUGUST 28, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Somalia mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland Muadane Siciid...
Maleeshiyaad wali ku dagaalamayo Deegaanka Laanta Qurac shire
Axad: AUGUST 28, 2022 Dagaal udhaxeeya labo maleeshiyo Beeled ayaa waxa uu saaka mar kalle Dib uga Qarxay...