Al-shabaab oo qarxisay ceelal iyo xarumaha isgaarsiinta deegaanno ka tirsan Galmudug
Khamiis: SEPTEMBER 1, 2022 Maleeshiyada Al-shabaab ayaa xalay qarxisay matoorada ceelasha biyaha, baraago iyo xarumaha isgaartiinta magaalooyinka Maarsamage...
In ka badan 200 oo askari oo tababar uga dhimatay Suudaanta Koonfureed
Arbaco: AUGUST 31, 2022 In ka badan 200 oo askari ayaa ku dhintay intii uu socday tababar ay...
Laacibka kooxda Barcelona oo markii ugu horreysay faahfaahiyay fal-dambiyeedkii lagula kacay subaxnimadii Isniinta
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Laacibka kooxda Barcelona iyo xulka Gabon, Pierre-Emerick Aubameyang, ayaa markii ugu horreysay faahfaahiyay fal-dambiyeedkii...
War deg deg ah: Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay la-taliyaashiisa arrimaha Shidaalka iyo Maalgashiga
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa magacaabay Ergey cusub, kaas oo Soomaaliya u...
Wasiirka Gaashaandhiga Cabduqaadir Maxamed Nuur oo la kulmay Saraakiil ka socota Howgalka ATMIS iyo M.Yurub
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukumadda Federaalka, Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan la qaatay Saraakiil ka...
Wasiirka Caafimaadka Oo Qaabilay Madaxda Midowga Bangiyada
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan...
Gabar quruxda Ingiriiska u tartamaysa iyadoon wajigeeda naash naashin shirkeeda
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Durbaba marka aad maqasho magaca tartanka quruxda, waxa maskaxdaada kusoo dhacaya, ayaa waxey yihiin...
Dowladda dalka Itoobiya oo ku eedeysay ciidamada Tigreega inay balaariyeen dagaalka dib uga soo cusboonaaday jihooyin kala duwan
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Dowladda dalka Itoobiya, ayaa ku eedeysay ciidamada Tigreega inay balaariyeen dagaalka dib uga soo...
Bakistan oo ku gacan seyrtay eedeynta ay soo jeedisay Taliban oo ah diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka iney isticmaaleen hawada dalka Bakistan
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Bakistan ayaa diiday war murtiyeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Taliban...
Madaxwayne Donald Trump oo lagu tuhmay inuu qariyey oo uu ka saaray dukumentiyo intii lagu jiray baaritaan ay hey’adda FBI-da
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Madaxwaynihii hore ee Maraykanka, Donald Trump, ayaa lagu tuhmay inuu qariyey oo uu ka...