Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Uhuru oo sheegay inuu ku farxi lahaa haddii Raila Odiinga madaxweyne loo dooran lahaa

Arbaco: SEPTEMBER 7, 2022 Madaxweynaha xilka wareejinaya ee Kenya Uhuru Kenayatta ayaa sheegay in uu doorbidayay in madaxweyne...
QOL ContributorSep 7, 2022Sep 7, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho

Muqdisho, Sebteembar 7, 2022 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha...
QOL EditorSep 7, 2022Sep 7, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Dadka deegaanka oo Al-shabaab kala wareegay tuulooyin hoos yimaada Baxdo

. Arbaco: SEPTEMBER 7, 2022 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ay dadka deegaanka oo garabsanaya...
QOL ContributorSep 7, 2022Sep 7, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Askar lagu dilay dagaal ka dhacay Koofurta Yemen

. Arbaco: SEPTEMBER 7, 2022 Ugu yaraan 20 dagaalyahan oo taabacsan gooni u goosadka koonfurta Yemen lagu dilay...
QOL ContributorSep 7, 2022Sep 7, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ra’isul wasaaraha Britain Liz Truss oo soo xushay gole wasiirro oo nin caddaan ahi ku jirin afarta wasiir ee ugu wayn Wasiirada.

Arbaco: SEPTEMBER 7, 2022 Ra’isul wasaaraha cusub ee Britain Liz Truss, ayaa soo xushay gole wasiirro oo markii...
QOL ContributorSep 7, 2022Sep 7, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Masaajid Kuyaala Maraykanka oo laweerarar Hanti Badana Laga Qaatay

Arbaco: SEPTEMBER 7, 2022 Koox burcad ah oon heebtooda la aqoonsan ayaa dhac hantiyadeed iyo bur burin u...
QOL ContributorSep 7, 2022Sep 7, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Khilaaf Culus Oo Hareeyay Shirka Wasiirada Maaliyada Ee Ka Socda Muqdisho Iyo Qodobka La Isku Hayo

Arbaco: SEPTEMBER 7, 2022 Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya iney jirto wal wal laga qabo...
QOL ContributorSep 7, 2022Sep 7, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Maxaas oo sheegay in ay soo furteen dad iyo xoolo Al-shabaab Af-duubteen

Arbaco: SEPTEMBER 7, 2022 Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal u dhaxeeya Dadka deegaanka iyo...
QOL ContributorSep 7, 2022Sep 7, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Mareykanka oo sheegay inuu ka walaacsan yahay xaaladda Bani’aadannimo ee Soomaaliya

Arbaco: SEPTEMBER 7, 2022 Dowladda Mareykanka ayaa sheegay inuu aad uga walaacsan yahay xaaladda Soomaaliya oo laga cabsi...
QOL ContributorSep 7, 2022Sep 7, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo kulan deg-deg ah ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya

Arbaco: SEPTEMBER 7, 2022 Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan xog-wareysi ah oo al-baabadu u xiran...
QOL ContributorSep 7, 2022Sep 7, 2022
Read More
353354355356357