Militariga Nigeria oo sheegay inay dileen 250 ka tirsan maleeshiyada Boko Haram
Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Militariga Nigeria ayaa sheegey inay dileen in ka badan 250 maleeshiyaadka Boko Haram iyo...
DFS oo soo bandhigtay Saraakiil ay sheegtay in ay ka soo goosteen Al-shabaab
Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa soo bandhigay ayaa soo bandhigay laba...
Maraykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay Wasiirka Sirdoonka Iiraan
Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogay Mas’uuliyiinta ugu sarreysa wasaaradda sirdoonka iyo amniga Iran...
Dad rayid ah oo lagu dilay duqeyn laga fuliyay Gobolka Sh/hoose
Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn ayaa Diyaarado dagaal ka fuliyeen...
Tahriibayaal ku dhintay badda Mediterranean-ka
Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Ugu yaraan 8 qof oo tahriibayaal ah ayaa dhintay 15 kalena waa la la’yahay...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal qorshaysan oo ciidanka sida gaarka ah u tababaran
Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal qorshaysan oo ciidanka sida gaarka ah u tababaran...
Shir u dhexeeya dowlad goboleedyada iyo dowladda federaalka oo Muqdisho ka furmaya
Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Wararka Horseed media soo gaaraya ayaa sheegaya in todobaadkan uu Muqdisho ka furmaayo shir...
Kulan qaatay saacado oo dhex maray siyaasiyiinta, odayaasha iyo saraakiisha beesha Galmaax Yoonis iyo Xubno ka socday Madaxweyne Xasan.
Khamiis: SEPTEMBER 8, 2022 Kulan qaatay saacado badan oo ay yeesheen siyaasiyiinta, odayaasha iyo saraakiisha ciidan ee beesha...
Madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto oo sheegay in Uhuru Kenyatta uusan u hambalyeeynin guusha uu ka gaaray doorashada.
Khamiis: SEPTEMBER 8, 2022 Madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto ayaa sheegay in madaxweynaha xilka ka degaya...
Tallaabooyinka la qaadayo saacadihii la soo dhaafay ka dib geerida Boqoradii dalka Ingiriiska Queen Elizabeth
Khamiis: SEPTEMBER 8, 2022 Boqoradii dalka Ingiriiska Queen Elizabeth II oo ahayd boqoradii ugu taariikhda dheereyd taariikhda Boqortooyada...